Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo Dagaal Ka Dib La Wareegay Deegaan Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Dagaal Ka Dib La Wareegay Deegaan Muhiim Ah.

December 18, 2022

Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta dagaal ka dib si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaan lagu magacaabo Tarajante oo ah deegaan u dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta ee la magac baxay Macawiisleyda.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in marka uu billowday dagaalka ka dib ay murtadiintii ku sugnayd xerada u firxadeen dhanka magaalada Beledweyne, taas oo keentay in deegaankan uu si buuxda usoo galo gacanta Mujaahidiinta.

Khasaaraha dhimasho ee la xaqiijiyay waa 2 askari halka dhaawucuna uu yahay tiro intaa ka badan, waxayna sidoo kale Mujaahidiintu howlgalkan barakaysan kusoo furteen sahay fara badan oo ay ka firxadeen maleeshiyaadka Riddada, waxaa sidoo kale howlgalkan lagu soo ghaniimeystay hub iyo saanad millatari, waxaana caawa si buuxda deegaankaasi u maamulaya Mujaahidiinta.

Dhanka kale waxay ciidamada Mujaahidiintu qarax xooggan ku weerareen xerada maleeshiyaadka Riddada Jabuuti ee Hiil gaalo ay kaga suganyihiin degmada Jalalaqsi ee isla wilaayada Hiiraan, halkaas oo maleeshiyaadka Riddada Hiil gaalo lagu gaarsiiyay khasaare oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxa Mujaahidiinta ka dib ay xerada kasoo degatay diyaarad khaas ah, taas oo goobta ka daabushay bakhtiyada iyo dhaawacyada ciidamada Jabuuti kasoo gaaray qaraxa Mujaahidiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-05-1444 Hijri
Next: Dhagayso Warbixin: Wax Ka Ogow 5 Arrimood Oo Ay La Gaar tahay WI Bakool.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri

June 14, 2026
Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.

June 14, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada