Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kacdoonka Ka Socda Laas-caanood Oo Galay Maalintii 5-aad {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Kacdoonka Ka Socda Laas-caanood Oo Galay Maalintii 5-aad {WARBIXIN}.

December 31, 2022

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya waxaa tan iyo 27-ka bishan December ka socday kacdoon ballaaran oo ay wadaan dadka deegaanka, kaa soo looga soo horjeedo dhibaatooyin maamulka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland ka wado halkaasi.

Kacdoonkan ayaa yimid markii maamulka Somaliland lagu eedeeyay dilka siyaasi ka tirsanaa mucaaradka oo lagu dilay magaalada LaasCaanood, kaas oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan ee kasoo jeeda gobolka Sool.

Shalay oo ahayd maalinkii 4aad ee ay dibadbaxyadu ka socdeen magaalada Laas-caanood, ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan, iyadoona ciidanku ay rasaas la dhaceen dadkii dibadbaxayey.

Ugu yaraan illaa saddex qof ayaa shalay oo kaliya lagu dilay dibaxyada ka socda xarun goboleedka Sool, sida ay soo sheegeen ilo wareedyo ku sugan magaalada, waxaana dadkii shalay la dilay ka mid ah ahaa sheikh lagu magacaabi Bide Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada deegaanka.

Tirada guud ee dadka la dilay ayaa taasi ka dhigeysa ilaa shan ruux tan iyo markii ay dibadbaxyadu bilowdeen, waxaana dhaawacamay ugu yaraan 20 kale.

Wadaadka ay shaley dileen ciidanka Somaliland ee Sheikh Bide oo sidoo kale ka mid ahaa odayaasha deegaanka ayay ilo wareedyadu soo sheegeen in lagu dilay bannaanka masaajidka, ka dib isku dhacyo halkaasi ku dhexmaray maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ah iyo dadka shacabka ee isku soo baxyada waday.

Culimada Laas-caanood ayaa soo sheegay in khudbaddii jumcaha ee shalay looga hadlay gaboodfallada maamulkan ee ka dhanka ah dadka rayidka, taas oo keentay in maleeshiyaadka maamulkan ashahaada la dirirka ah ay beegsadeen culimada iyo dadka hoggaaminaya dibadbaxyada.

Dhanka kale abaabul xooggan oo ka dhan ah maamulka Somaliland ayaa ka socda gobollada Sool Sanaag iyo Togdheer, maleeshiyaad hubeysan ayaana kasoo kala baxay magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer iyo Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Maleeshiyaadka kasoo baxay magaalada Buuhoodle ayaa sheegay inay kasoo hor jeedaan dilalka lagu eedeeyay maamulka ashahaada la dirirka ee fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa, waxayna sheegeen inay la dagaalamayaan ciidanka maamulka Somaliland ee beegsanaya dadweynaha ku mudaaharaadaya Laascaanood.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan maamulka Riddada ee Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ay u ruqaansadeen dhanka magaalada Laascaanood, si ay u xoojiyaan maleeshiyaadka gummaadka ku haya dadka isku soo baxyada ka wada magaaladaasi.

Maanta oo mudaaharaadku uu galay maalintii 5aad, waxaa weli xiran ganacsiga magaalada, waxaana suuragal ah in markale ay isku dhacyadu dib u qarxaan inkastoo ay xaaladu imika u muuqato mid degan

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Barnaamijka Caafimaadka, Xalqooyinka 1aad iyo 2aad.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-6-1444-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada