Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgallo Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Laamu Iyo Gaarissa.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Laamu Iyo Gaarissa.

January 1, 2023

Ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala gobollada Laamu iyo Gaarissa oo ka mid ah dhulalka muslimiinta, balse xoogga ay ku haystaan saliibiyiinta Kenya waxay weeraro isugu jira kammiin iyo mid toos ah la beegsadeen ciidamo saliibiyiin Kenyaati ah oo ku sugnaa gobolladan.

Weerarka hore oo isugu jiray jidgal ah iyo qarax ah waxay Mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ciidamo Kenyaan ah oo ku socdaalayay waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Wito iyo Badhan-Gu ee gobolka Gaarissa.

Saraakiisha ciidamada shabaabul Mujaahidiin waxay xaqiijiyeen in howlgalkaasi ay ku gubeen gaari ciidan oo nooca loo yaqaan kooyalka ah, waxayna ciidamadii la socotay u qaybsameen kuwa dhintay iyo kuwa dhaawacyo qaba.

Howlgalka kale oo ahaa mid toos ah waxay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ku beegsadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ay ka deganyihiin magaalada Weel-mareer ee gobalka Gaarisa.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxay sheegeen in dagaalka intii uu socday ay ciidamada Mujaahidiintu garneellada garbaha laga gano si wanaagsan ula heleen keydkii hubka ee xerada u yiillay saliibiyiinta Kenya, taasi oo sababtay in uu gabi ahaan xerada dab qabsado oo ay gubato.

Sidoo kale waxay ciidanka Mujaahidiintu howlgalkan jihaadiga ah ku burburiyeen xarunta shirkadda SafaariCom ee ay leeyihiin saliibiyiinta Kenya, kuna dhextiillay, waxaana lasoo wariyay in uu burburay qalabkii shirkadda, taasi oo sababtay inay danto, Magaalada iyo deegaannada ku dhaw dhawna ay isgaarsiin la’aan soo wajahdo, waana mid ka mid ah howlgallada jihaadiga ah ee ay Mujaahidiinta ka howlgala gudaha Kenya ku beegsanayaan saliibiyiinta Kenya ee duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -08-06-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -08-6-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-04-1448-Hijri

September 12, 2026
Eratareya Oo Nidaam Abiy Axmed Ku Eedaysay Qalqal-gelin Amni.
  • Allposts
  • Warar

Eratareya Oo Nidaam Abiy Axmed Ku Eedaysay Qalqal-gelin Amni.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-04-1448 Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada