Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Ka Warbixisay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Ka Warbixisay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023

Sheikh Cali Maxamuud Raage oo ah afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa kalimad uu jeediyay kaga warbixiyay duullaankii barakaysnaa ee ay Mujaahidiintu saaka kula jarmaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee degmada Galcad.

Sheekha ayaa kalimaddiisa ku sheegay in xerada ay Mujaahidiintu beegsadeen ay ku sugnaayeen 3 urur oo 2 ka mid ah ay ahaayeen maleeshiyaadka Riddada ee uu soo tabobartay Maraykanka ee loo yaqaan Baangaraafta ama Danab, halka ururka saddexaad na uu ahaa kuwa uu Turkigu soo tabobaray ee loo yaqaan Gorgor, halkaas na Allaah fadligii ay Mujaahidiintu ku dileen 159 xubnood oo isugu jiray saraakiil muhiim u ahaa Maraykanka oo uu ka mid ahaa Kornayl Xassan Tuurre oo ahaa taliye ku xigeenka maleeshiyaadka Baangaraafta Riddada iyo askar ka;e oo murtadiin ah,  iyadoo ay Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen 45 gaari oo kuwa ciidnaka ah.

Afhayeenka Mujaahidiinta ayaa dhanka kale farriimo towbad keen ah u diray maleeshiyaadka murtadiinta ee lagu dagay dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka, isagoo haddii ay ka dhaga adeegaan baaqa Mujaahidiinta ee an inay Allaah usoo laabtaan ay mari doonaan waddada ay mareen saaxiibadoodii uu Allaah Subxaanahu Watacaalaa ku ciqaabay gacanta addoomadiisa Mujaahidiinta.

Halkan Ka Dhagayso Kalimadda Afhayeenka Mujaahidiinta.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2023/01/Kalimad_Afhayeen_Xarakada_Al_Shabab_weerarkii_Galcad_27_jmd_thani.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-06-1444 Hijri.
Next: Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

Related Stories

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.

October 4, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1447-Hijri.

October 4, 2025
Inka Badan 30 Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Dhisme Kaniisad Oo Kusoo Dumay.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 30 Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Dhisme Kaniisad Oo Kusoo Dumay.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada