Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Cali Jayte Oo Tacsiyeeyay Saraakiishii Lagu Dilay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Cali Jayte Oo Tacsiyeeyay Saraakiishii Lagu Dilay Duullaankii Galcad.

January 21, 2023

Muratd Cali Jayte Cismaan oo ah guddoomiyaha Riddada ugu magacaaban gobolka Hiiraan, wadankana isaga cararay markii uu dagaal geliyey atbaacdiisa ayaa isagoo ilimadu indhihiisa ku taagan tahay tacsi kasoo diray waddanka Uganda, kadib hallaagii ba’naa ee shaley Galcad loogu geystay maleeshiyaatkii iyo saraakiishii muhiimka ahaa ee xulifadiisa.

Murtadkan ayaa shalay xaflad ku dhiganayey Uganda xilli maleeshiyadii iyo saraakiishii garbihiisa taagnaa lagu xasuuqayey Galcad, waxaana hadal uu halkaas ka jeediyey ku sheegay in weeraradii u dambeeyay ee Mujaahidiinta ay ku waayeen saraakiil muhiim u ahaa Riddada oo lagu laayay camaliyaadka ka dhanka ah maleeshiyaadka sida habqanka ah loo soo galiyay dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka.

Cali Jayte ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyay saraakiishii iyo maleeshiyaadkii Riddada ee shalay Allaah fadligii lagu xasuuqay howlgalkii ay Mujaahidiintu cagta ku mariyeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Galcad, isagoo si gaar ah uga tacsiyeeyay halaagga murtad Xassan Tuure oo ahaa taliye ku xigeenkii guud ee maleeshiyaadka ashahaada la dirirka ah ee ay soo carbisay dowlada saliibiyadda Maraykanka ee Baangaraafta iyo saraakiil kale oo ku baxay dagaalladii Xawaadeey iyo Juxaay ee wilaayada Sh/dhexe.

Murtad Cali Jeyte oo horey dadkiisa dagaal u geliyey ayaa hadda ku sugan dalka Uganda halkaas oo uu u rartay reerihiisa kadib markii uu ogaaday inuu yahay dambiile bartilmaameed u ah Mujaahidiinta, islamarkaana aanu jirin meel uu uga badbaadi karo weerarada Mujaahidiinta maadama la burburiyey madaxtooyadii baladweyne ee uu ku shaqeyn jiray, sidoo kalena la beegsaday degmooyinka Maxaas, Jalalaqsi iyo Buulaburte oo uu rajo ka qabay inuu kaga badbaado weerarada Mujaahidiinta.

Cadowga Allaah ee kusoo duulay wilaayaadka dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa hadda quus iyo qoomamo ka jooga duullaankii ashahaada la dirirnimo ee uu kusoo qaaday dhulka lagu maamulo shareecada Islaamka, waxaana weerarkii shalay ka dhacay Galcad uu cadowga gaarsiiyey fariin kale oo ah in aysan marna u suuragali doonin inay carqaladeeyaan ku dhaqanka shareecada Islaamka intaba ay joogaan halyeeyo naftooda u huraya koryeelidda diintooda.

Halkan Ka Dhagayso Tacsida Murtad Cali Jayte.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-6-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Ramadaan-1447-Hijri

March 5, 2026
4 Carruur Ah Oo Ku Dhintay Duqeyn Diyaarad Drone Ah Ka Geysatay Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

4 Carruur Ah Oo Ku Dhintay Duqeyn Diyaarad Drone Ah Ka Geysatay Jabuuti.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada