Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar 6 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Weerar 6 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

February 19, 2023

Khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maleeshiyaadka Riddada lagu gaarsiiyay weerar dhabbo-gal ah oo maanta ka dhacay deegaanka Daaru-naciim ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay dagaallo ku dhex mareen ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta.

Ilo wareedyo mas’uul ah ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi Kamiinka ah ee ay Mujaahidiintu u dhigeen maleeshiyaadka Riddada lagu dilay 6 askari oo murtadiin ah halka tiro kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, waxayna sidoo kale Mujaahidiintu soo qaniimaysteen 7 qori oo 6 ka mid ah ay ahaayeen AK47 halka kan 7-aad na uu ahaa PKM.

Dhanka kale howlgal qorsheysan oo ay xalay rag ka tirsan Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen Abuukar sh ibraahim oo ahaa mas’uul ka tirsanaa kooxda Riddada Somalia gaar ahaan waxay ugu yeeraan Hanti dhowrka qaranka.

Qarax iyo dagaal toos ah ayay Mujaahidiintu la beegsadeen fariisimaha maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin laanta Barwaaqo ee degmada Dayniile iyo xaafadda Sanca gaar ahaan qaybta degmada Kaaran, inkastoo aan la helin xog dhamaytiran oo ku aadan howlgallada.

Dhanka Kismaayo waxay Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo culus ku weerareen Hoteel ay deganaayeen saraakiil iyo xubno ka tirsan maamulka ashahaada la dirirka ah ee Jubbland kaas oo lagu magacaabo Cascaseey, lama helin faahfaahinta qaraxyadan ka dhacay Kismaayo.

Dhinaca kale faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal shalay ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee degmada Qansaxdheere ee wilaayada Baay, waxaana la xaqiijiyay in weerarkaasi ay ku dhaawacmeen 2 askari oo Itoobiyaan ah midna uu ahaa dareewal kuwaas oo ilo wareedyo xog-ogaal ah ay sheegeen in xilliga uu dagaalku dhacayay ay ku sugnaayeen xerada murtadiinta, isla markaana ay ka biyo dhanaasanayeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-07-1444-Hijri.
Next: Akhriso Xarakada Oo War Kasoo Saartay Weerar Lagu Xasuuqay Askartii Eritrea Laga Keenay.

Related Stories

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026
Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada