Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Qaraxyo Iyo Dagaallo Toos Ah Oo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Qaraxyo Iyo Dagaallo Toos Ah Oo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/hoose.

May 17, 2023

Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayaada Banaadir waxay howlgal culus oo qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta kuwaas oo ku sugnaa xaafadda Kawaanka Bari ee degmada Kaaraan, waxaana inta la xaqiijiyay qaraxaasi ku dhaawacmay 4 askari oo murtadiin ah.

Dhanka degmada Dayniile ee isla wilaayada Banaadir waxay ciidamada mujaahidiintu gudaha degmadaas qarax kula beegsadeen taliye ku xigeenka maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho, waxaana la xaqiijiyay in murtadkaas uu dhaawac gaaray.

Dhanka Sh/hoose waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal xooggan ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta afrikaanta gaar ahaan kuffaarta  Yugaandha iyo saldhiga murtadiinta ee degmada Qoryooley.

Waxay sidoo kale mujaahidiintu dagaallo culus oo saf mareena ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo fariisimo dhowr ah oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin degmada Jannaale.

Sidaas oo kale waxay ciidamada shabaabul mujaahidiin weeraro xooggan ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Yugaandha ay kaga suganyihiin buundada deegaanka Bariire, waxaa sidoo kale dagaal culus lagu ekeeyay saldhigga maleeshiyaadka Riddada dhanka xeebta ah ee magaalada Marka, dagaallo kale oo culus ayay ciidanka mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada murtadiinta ee xaafadaha Haanta dheer iyo Mukayga ee degmada Afgooye.

Buundada deegaanka Sabiid ee dhaca duleedka degmada Afgooye waxay mujaahidiintu weerar abaabulan ku mireen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay halkaasi kaga sugnaayeen, gudaha Afgooye na waxay mujaahidiintu qarax kula beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta oo Mooto la socday. waxayna howlgalladan xiriirka ah ay qayb ka yihiin howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-10-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-10-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-12-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-12-1446 Hijri.

June 8, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-12-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-12-1446 Hijri.

June 7, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

June 4, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)

May 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 13 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 13 aad)

May 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 12 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 12 aad)

May 24, 2025

Sawirro

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada