Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Amiirka Mujaahidiinta Oo Kalimad Muhiim Ah Ka Jeediyay Shirka 2-aad Ee Jihaadka Bariga Africa.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Dhagayso Amiirka Mujaahidiinta Oo Kalimad Muhiim Ah Ka Jeediyay Shirka 2-aad Ee Jihaadka Bariga Africa.

May 25, 2023

Kalimaddan oo la dhageysan karo ku dhawaad muddo saacad ah, islamarkaana ahayd khudbadii lagu xiray shirka wadatashiga 2aad ee looga arinsanayey jihaadka bariga Africa, ayuu sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda uga hadlay arimo dhowr ah.

ugu horreyn Amiirka ayaa u mahad celiyey martida kasoo qeybgalay shirkaas, wuxuuna balan qaaday in ay dhankooda dusha u ridan doonaan fulinta go’aanada kasoo baxay kulankaasi.

wuxuu soo hadal qaaday gulufkii lagusoo qaaday wilaayaatka Islaamiga iyo guuldarrada ba’an ee cadowga uu ka dhaxlay duullaankaas, wuxuuna sheegay inay xog dhameystiran ka hayeen duullaanka inta uusan billaaban iyo ciidamada kala duwan ee ka qeyb qaadanayey.

Duullaanka cadowga ayuu sheegay inuu barbar socday duqeymo xagga cirka ah oo ay geysanayeen Mareykanka, Turkiga, Kenya, iyo Itoobiya, islamarkaana dalka uu noqday mid shisheeyuhu ay ku tijaabsadaan hubka iyo diyaaradaha ay soo iibsadaan.

Wuxuu soo hadal qaaday duullaanka hadda la hadal hayo ee xabashida, wuxuuna sheegay in uusan ka duwaneyn duullaankii 2006-dii ee uu marmarsiyada u sameyn jiray Cabdullaahi Yuusuf, Xasan Gurguurtana uu doonayo inuu sidaas oo kale dalka ugu gacan geliyo xabashida oo leh damacyo dhul ballaarsi oo soo jireen ah.

Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa sheegay in Allaah fadligii Umaddu ku baraarugsan tahay cadaawada xabashida, ayna dad badan lasoo xiriireen jihaadiyiinta oo soo dalbaday in la siiyo aag ay kaga qeybgalaan dagaalka Xabashida, wuxuuna Mujaahidiinta ugu baaqay inay soo dhaweeyaan dadkaasi.

Wuxuu amiirku bogaadiyey dowrka ay jihaadiiinta ku sugan furimaha dagaalka ka qaateen dhiciseynta duullaankii lagusoo qaaday wilaayaatka Islaamiga, wuxuuna ugu baaqay inay sii laba jibaaraan jihaadka ayna Umadda tusaan nafhurkooda iyo duullaano lagu farxo oo lagu gumaadayo cadowga Allaah.

Kalimaddan oo uu baahiyey Qanaatka kataa’ib al-Akhbaariya ayaa duhurkan lagu faafiyey mareegaha internetka iyo baraha bulshada.

Halkan Ka Degso Khudbadda Amiirka.

Halkan Ka Daawo Kalimadda Amiirka.

Halkan Ka Dhugo Kalimadda Amiirka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -05-11-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-11-1444 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada