Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Hoggaanka Mujaahidiinta Oo Sheegay In 200 Askari Lagu Dilay Weerarkii Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Hoggaanka Mujaahidiinta Oo Sheegay In 200 Askari Lagu Dilay Weerarkii Buulo-mareer.

May 28, 2023

Xafiiska warfaafinta ee Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafiyay bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee xarakada, kaas oo looga hadlay duullaankii barakaysnaa ee ay mujaahidiintu jumcihii lasoo dhaafay cagta ku mariyeen saldhiggii ciidamada kuffaarta Yugaandha ee degmada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.

Bayaanka kasoo baxay hoggaanka sare ee Shabaabul Mujaahidiin oo ku qornaa luuqadda Soomaaliga oo uu akhriyay Sheekh Mahad Warsame Abu Cabdiraxman ayaa si faahfaahsan looga hadlay duullaankii Buulo-mareer,  hoggaanka sare ayaa shaaciyay sababtii loo weeraray saldhigga Yugaandhayska iyo tirakoobkii u dambeeyey ee ciidankii saliibiyiinta Uganda looga dilay weerarkaasi oo uu hoggaanku ku sheegay inay gaartay inka badan 200 oo Yugaandhees ah.

Bayaanka Xarakada ayaa kusoo baxay luuqadda Soomaaliga xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa u tarjumay luuqadaha Carabi, English iyo Sawaaxili.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Hoggaanka Sare Ee Xarakada.

Audio Player
https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/05/Bayaan-Kasoo-Baxay-Hoggaanka-Sare-Buulo-Mareer.mp3
00:00
00:00
00:00
Use Up/Down Arrow keys to increase or decrease volume.

Halkan Ka Degso Bayaanka oo ku qoran Luuqadda Soomaaliga PDF.

Halkan Ka Degso Bayaanka oo ku qoran Luuqadda Carabiga PDF.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Ku Qoran Luuqadda English PDF.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Ku Qoran Luuqadda Sawaaxiliga PDF.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Waaliga Sh/hoose Oo Ku Sugan Xeradii Lagu Xasuuqay Ciidanka Uganda.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1444-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-12-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-12-1446 Hijri.

June 13, 2025
Saraakiil Ciidan Iyo Khubaro Nukliyeer Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Tehran.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ciidan Iyo Khubaro Nukliyeer Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Tehran.

June 13, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-12-1446-Hijri.

June 13, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

June 4, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)

May 31, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada

Notifications