Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Qiratay In Saraakiil Ciidan Looga Dilay Gobolka Mandheera {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Qiratay In Saraakiil Ciidan Looga Dilay Gobolka Mandheera {WARBIXIN}.

June 3, 2023

Saraakiil ka tirsan booliska dowladda saliibiyadda ah ee Kenya ayaa ka hadlay weerar weerar culus oo lala beegsaday saraakiil caan ah oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee dowladda Kenya.

Booliska ayaa war uu soo saaray ku sheegay in weerarka oo ahaa mid dhabb-gal ah ay rag ka tirsan mujaahidiinta Al-shabab la beegsadeen gaari ay wateen saraakiil caan ka ah ismaamulka Mandheera ee ka mid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.

Saraakiishan ayuu boolisku sheegay in weerarka uu ku qabsaday xilli ay marayeen meel waqooyi ka xigta Mandheera una dhow xuduud beenadka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya, gaariga la beegsaday oo noociisu ahaa Landcruiser ayuu booliisku tilmaamay in lala helay gantaal ay weerarka u adeegsadeen mujaahidiinta.

Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidanka jawaab celinta deg degga ee dowladda Kenya ayuu booliisku sheegay in lagu dilay weerarka, halka 2 sarkaal oo kalena ay dhaawacyo halis ah soo gaareen, kuwaas oo dhaawacyadooda loola cararay xarumaha caafimaadka ee dowladda Kenya.

Wargayska The Star ee kasoo baxa Kenya ayaa dhankiisa sheegay in saraakiishan ciidan ay roondo ka hayeen xuduud beenaadka, balse uu qabsaday weerar culus oo aysan filaynin, wuxuu intaas ku dartay in raggii mujaahidiinta ahaa ee weerarkaasi gaystay ay si nabad ah goobta kaga dhaqaaqeen.

Booliska ayaa sheegay in weerarkan oo dhacay jumcihii shalay uu kusoo beegmay xilli xassaasi ah, oo uu xoghayaha arrimaha gudaha iyo maamulka qaranka ee dowladda Kenya ninka lagu magacaabo Kithure Kindiki uu booqasho ku joogo Ismaamulka Gaarissa, si uu xog-wareysi dhanka amaanka ula yeesho saraakiisha ugu sarreysa ammaanka iyo sirdoonka dowladda Kenya ugu magacaaban gobolka loo yaqaan waqooyi bari ee NFD.

Dhowaan ayay ahayd markii ay mujaahidiintu dagaal xooggan ku qaadeen fariisin ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Dhamase oo hoostaga degmada Lafey ee gobalka Mandheera, Weerarkaas waxaa kasii horreeyay weerar kale oo ay ciidanka mujaahidiintu ku qaadeen fariisin ay deegaanka Guuti ee gobolka Mandheera kaga sugnaayeen maleeshiyaadka Home-Guard oo ah ciidamo ay tabobaratay dowladda Kenya, kaas oo lagu dilay 1 askari, kaas oo ay meydkiisa uga carareen goobta dagaalka, waxayna mujaahidiintu sidoo kale weerarkaasi kusoo qaniimaysteen qori iyo booshkiisa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-13-Dul-qicdah-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -14-11-1444-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada