Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaxweynaha Uganda Oo Qiray In Askar Badan Looga Laayay Weerarkii Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynaha Uganda Oo Qiray In Askar Badan Looga Laayay Weerarkii Buulo-mareer.

June 4, 2023

Yoweri Museveni baadariga kiristaanka ah ee madaxweynaha ka ah Yugaandha ayaa markii 3-aad ka hadlay jabka ciidamadiisa toddobaad ka hor kasoo gaaray furimaha dagaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan xeradii Buulo-mareer ee cagta lagu mariyay ciidankiisa, halkaas oo Allah fadligii ciidamada kuffaarta Uganda looga dilay inka badan 200 oo askari.

Yoweri Museveni oo ka hadlayay khasaaraha dhimasho ee ciidankiisa ku qabsaday weerarkii Buulo-mareer, ayaa qiray in ay heleen maydadka 54 askari oo Yugaandhees ah, kuwaas oo ka mid ahaa ciidankii Uganda ee toddobaad ka hor lagu xasuuqay Sh/hoose.

Baadari Yoweri Museveni ayaa markale sheegay in ciidankiisa lagu jabiyay weerarkii Bulo-mareer, waxa uu sido kale xaqiijiyay in maydadka ay heleen uu ka mid ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka difaaca Yugaandha ee duulllaanka saliibiga ah ku jooga Somalia.

Isagoo sii hadlayay ayuu muujiyay walaaca ciidankiisa ee ku aadan filashada weeraro hor leh oo si daran loogu dhiigbixiyo ciidankiisa, waxa uu si gaar ah usoo qaatay walaaca ciidankiisa ku sugan Baraawe oo ah kuwa ay cabsida ugu wayn soo wajahday tan iyo wixii ka dambeeyay markii cagta la mariyay xasuuq ba’anna lagala dul-dhacay ciidankoodii Buulo-mareer.

Yoweri Museveni, ayaa masuuliyadda khasaaraha ciidankiisa ku qabsaday Buulo-mareer, dhabarka u saaray 2 taliye oo ka mid ahaa saraakiisha ciidankii ee lagu xasuuqay Buulo-mareer waxa uu sheegay in la xiray saraakiishan laguna soo oogi doono dacwad maxkamadeed, ka dib markii ay ciidanka ku amreen inay dib u gurtaan, kaddib markii ay u babac dhigi waayeen owliyada Allaah ee mujaahidiinta.

Hadalkan markii saddexaad kasoo yeeray madaxweynaha Yugaandha Yuweeri Museveni ayaa kusoo beegmaya xilli Museveni ay shacabkiisu ku cadaadinayeen inuu ka hadlo khasaaraha dhimasho ee ciidankiisa, wallow aysan weli ku qancin jawaabta uu bixiyay, Saraakiisha ciidanka difaaca ayaase sheegay in looga fadhiyo faahfaahinta rasmiga ah ee khasaaraha weerarkii Buulo-mareer.

Weerarkii dhowaan ka dhacay degmada Buulo-mareer ee uu Allaah ku xasuuqay ciidamada Uganda waxa uu taliska ciidanka mujaahidiinta xaqiijiyay in lagu dilay inka badan 200 oo askar Yugaandhees ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-11-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-11-1444-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada