Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Reer Uganda Maxay Ka Dhaheen Filimka Soo Bandhigay Weerarkii Lagu Xasuuqay Ciidankooda?
  • Allposts
  • Warar

Reer Uganda Maxay Ka Dhaheen Filimka Soo Bandhigay Weerarkii Lagu Xasuuqay Ciidankooda?

June 7, 2023

Muuqaalkii ay maalin ka hor baahisay mu’assasada Alkataa’ib ayaa aad ugu baahay baraha bulshada, dhowr 100 oo kun oo daawadayaal ah ayaa ka degsaday baraha bulshada, iyo mareegaha Internetka wax ka yar 24 saacadood, welina Allah fadligii waa mid aad loo daawanayo oo saacadiiba intaas oo kun oo dad ah ay daawanayaan.

Daawadayaasha aadka u daneynayey muuqaalka ee sugayey waxaa ka mid ah dadka reer Uganda oo madaxweynahooda uu uga been sheegay xaqiiqda wixii dhacay, in ka badan 100 kun oo Ugandhees ah ayuu gaaray filimka kadib markii walaalaha qaabilsanaa faafinta muuqaalka ay adeegsadeen xirfado filimka lagu gaarsiinayo gudaha Uganda, Allahna uu ku garab galay.

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa warcelinada ay bixiyeen qaar ka mid ah dadkii reer Uganda ee daawaday muuqaalka, waxaan ku hormareynaa:

  1. AlFred Luwangula, wuxuu yiri: Waxaan daawaday muuqaalkii Al-Shabaab, sida muuqata waa xaqiiqo inay dileen 137 askari oo ciidankeena ka mid ah, taliska militaryga wa inuu ciidanka noo soo celiyaa.
    Kiyokusima wuxuu yiri: Walee meydadka aan ku arkay muuqaalkan inay ka badan yihiin 54ta askari ee uu sheegay madaxweynaheena, askarta lasoo bandhigay meydadkooda waa tiro aad u badan.
  2. Kingiston wuxuu yiri: Muuqaalkan isagoo dhameystiran waan daawaday laakiin waa mid argagax badan oo xaqiiqdii laga murugoodo.
  3. Kaganga wuxuu yiri: ciidankeena wuxuu aaday weerar laakiin sida muuqata hadda isaga ayaa difaac ku jira, haddii ay xaaladu sidan sii ahaato oo aan Soomaaliya laga soo bixina waxaan u maleynayaa inaan arki doono wax kasii xun inta aan maanta aragnay.
  4. Bayaaruhanga wuxuu yiri: Dowladan waxaysan fahmin in jiilka maanta jooga uusan la mid ahayn jiilalkii hore ee noolaa casrigii ay dowladuhu xogta ciidanka intey qarsadaan ay soo gudbin jireen ruwaayad khaldan, hadda beentii ay dowladu noo sheegeysay halkaan muuqaal ayaa ceebeeyey.
  5. Aniyi-niyi wuxuu yiri: Tani waa bahdil iyo ihaano halkii ugu dambeysay ee lagula kacay ciidankii aan ka heebeysan jirnay ee Uganda, askartan ma waxaa loo tababaray oo kaliya inay jirdilaan maatada iyo shacabka, marka ay goobaha dagaalka joogaana ma sidan ayey u cararayaan.
  6. Robert Mawanda: wuxuu yiri: Waa wax aad looga xumaado sida ciidamada loo xasuuqay, waxaa la gaaray xilligii aan ciidamadeena kala soo bixi lahayn Soomaaliya.
  7. Fisente Kiyalagonza wuxuu yiri: Waxaa ii muuqata in Al-Shabaabka weerarkaas qaaday ay lahaayeen dad sirdoon ah oo xerada ku dhex jiray.
  8. Lubwama Kogozi wuxuu yiri: Ciidamada Yugaandha waa in Soomaaliya laga soo saaraa, sababtoo ah maba jirto wax nabad ah oo ay ilaaliyaan.
  9. Bawete Joorj Wilyan: Waa filim aad u naxdin badan oo horror ah.
  10. Denis Waboobi: Ciidamadeenu dadka shacabka ah oo kaliya ayay ka adagyihiin.
  11. Joon baawal: Waan daawaday filimaan, aad bayna u xanuun badantahay aragtidiisa. Waxaan fahmi la’ahay waxa ay Al-Shabaab ka helayaan xasuuqa dadkaan birimagaydada ah!
  12. Mamalikizi: Dagaalkaan waqti dheer ayuu socday, ciidamada walaaleheen ahna wax gurmad ah ma aysan helin. Filimka waxaad ka fahmaysaa in weerarku xilli mugdi ah billawday, ilaa maalinkiina uu socda, Al-Shabaabna ay si xoriyad ah wadooyinka magaalada iskaga lugaynayaan.
  13. Isaak Samakaadde: Filimkaan dhamaantiis waan daawaday, waxaana iiga soo baxday inaysan UPDF haba yaraatee wax guul ah ka keeni karin Soomaaliya, waxaa la joogaa xilligii aan dib usoo guran lahayn, kana soo bixi lahayn.
    Goowiin: Xaqiiqdii waa wax aad u xanuun badan. Waxaan fahmi waayay waxa aan ka dheefeyno dagaaladaan aan ku jirno. Waxaan hada fahmay in dagaalkaan uusan dagaalkeenii ahayn. Dadka Soomaaliyeed aan u dayno inay wadankooda xoreystaan. Warku waa iga xiranyahay.
  14. Jeyjey Odeeya: Yaab badanaa. Afkiibaa juuqda I gabay. Askarta la laayay 54 waa ay ka badanyihiin.
  15. Enooki Seermon: Dagaalkaan aan iskaga baxno. Soomaalida Yugaandha joogta waa inay wadankooda ku laabtaan oo ay dagaalamaan.
  16. Owebuuba Mukateebe: Anigu sidaydaba ma fahmin waxa Soomaaliya naga yaalla!
  17. Salafestar Kaabomb: Al-Shabaab dagaalkaan si fiican ayay ugu usoo diyaargaroobeen. Waxay horey usoo qaateen kaamirooyin si aan hadhoow loo dhihin been baad sheegeysaan. kuwooda intaajka filimada iyo baraha bulshadu diyaar bay ahaayeen. Weligeey ma arkin sidaan oo kale iyagoo heegan u ah.
  18. Erik wuxuu yiri: Dagaal kadis ah ayuu ahaa. Way adagtahay inaad wax iska celiso. Filimka ayaadba ka fami kartaa.
  19. Nelson Oking: Maydadka askarta meeshaas yaalla waa ka badanyihiin 54-tii uu madaxweynuhu noo sheegat.
  20. Filib Obshanis: Aad baan uga xumahay in walaaleheen sidaan ugu dhintaan wadan shisheeye.
  21. Gaamboobi: Mudane madaxweyne, xuduudeheena aan ku ekaano. Soomaaliduna mushkiladeheeda ayadu ha xallisato. Dhibaato intii nagu filan waa ay na haysataa.
  22. Namubiru Barbaara: Aad bay xanuun badan tahay markii wiilashiina lagu xasuuqayo wadan shisheeye ayagoo aanan wax garab ah haysanin.
  23. Assan Niwamaanya: Waan daawaday filimkaas. Balaayo ciidamada haku biirto. Aniga la iguma oga.
  24. Joosef Joowash: Illinta waan ceshan la’ahay.
  25. Kangendu Mu baala: Waan garan la’ahay qaab aan u sheego waxaan aan daawaday.
  26. Lukas Kijoong: Waa filimkii iigu murugada badnaa ee aan noloshayda daawado.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -18-11-1444-Hijri.
Next: Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Saldhigga Xabadhida Ee Doolow.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada