Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Qaraxyo Iyo Dagaallo Saraakiil Iyo Askar Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Qaraxyo Iyo Dagaallo Saraakiil Iyo Askar Lagu Dilay.

June 11, 2023

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayaadka dhaca koonfurta Soomaaliya sida Banaadir iyo Sh/hoose iyo gobolada Gaarissa Iyo Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee xooga ku haysato Kenya, waxay fuliyeen howlgallo isugu jira qaraxyo iyo dagaallo toos ah oo lagu dilay askar iyo saraakiil ciidan.

Howlgalka hore oo ahaa mid kamiin ah waxay ciidanka mujaahidiintu u dhigeen kolanyo ciidamo Kenyaan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaannada Weel-mareer iyo Ruqaa ee labadaba hoostaga degmada Faafi, mid ka mid ah gaadiidka kolonyada kenya ayay mujaahidiintu la heleen garneellada garbaha laga rido, waxaana goobta dagaalka ka dhashay khasaare isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyadeed oo gaartay saliibiyiinta Kenya.

Howlgalkan ka dhacay gobolka Gaarissa waxa xigay howlgal kale oo qarax ah oo ay mujaahidiintu maanta ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose, kaas oo lala eegtay maleeshiyaadka murtadiinta, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah, Qarax kale oo ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Afgooye ayaa lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah, saddex askari ayaana ku dhaawacantay.

Deegaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye waxay mujaahidiintu howlgal qarax ah kula beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa goob isbaaro u ah, waxaana inta la xaqiijiyay qaraxaasi ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah.

Howlgalka dambe oo ahaa mid qarax ah waxay ciidamada guutada qaraxyada ee mujaahidiinta ka fuliyeen isgooyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaas Allaah fadligii lagu dilay Sarkaal labo Xidigle ahaa oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee isugu yeerra Haramcad, kas oo lagu magacaabi jiray Nasiib Daahir Cabdi.

Qaraxaas waxaa sidoo kale ku dhaawacmay sarkaal 1 Xidigle murtad ah oo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada Gorgor gaar ahaan Ururka 3-aad qeybtiisa Isgaarsiinta, murtadkan ayaana magaciisa lagu soo koobay (Soola).

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Murtadiinta Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Muqdisho.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-11-1444-Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada