Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shan [5] Arimood Ka Ogow Muuqaalka Alkataa’ib Ee Lagu Soo Bandhigayo Weeraradii Yeed iyo Aato.
  • Allposts
  • Warar

Shan [5] Arimood Ka Ogow Muuqaalka Alkataa’ib Ee Lagu Soo Bandhigayo Weeraradii Yeed iyo Aato.

July 1, 2023

Mu’asasada Alkataa’ib ayaa saacadaha nagu soo aadan baahin doonto filim ka kooban laba juz oo lagu soo bandhigayo weeraradii lagu xasuuqay ciidamada Lyu Police-ka ee dowlad deegaanka Soomaalida, kuwaas oo lagu tilmaamo weeraradii ugu xumaa ee lagu beegsado ciidankaas tan iyo markii la aas-aasay sanadkii 2007.

Weeraradan oo dhacay bartamihii sanadkii lasoo dhaafay ayaa galaaftay nolosha ku dhawaad 200 oo askari oo ka tirsan ciidamada Lyu Police, waxaana sidaba lagu daawan doona muuqaalka soo socda ciidanka loo dejiyey qorshe dagaaleed ay si ba’an ugu hoobteen kuna le’deen.

Haddii aan soo khulaaseeyo shanta arimood ee ugu waaweyn ee uu daawaduhu ka heli doono muuqaalkan waxay kala yihiin:

  1. Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wuxuu soo bandhigayaa Sooyaalka mugdiga ah ee dowlad deegaanka ay xabashidu ka hirgeliyeen gobolka Somali-Galbeed, ujeedadada loo yagleelay iyo sida ay uga qeyb qaateen gumeysiga dadka Muslimiinta ee ku dhaqan deegaanadaas, iyagoo u adeegaya nidaamka xabashida ee doonaya inuu sii dheereysto gumeysiga uu ku hayo dadkeena Soomaaliyeed.

  1. Lyu Police

Wuxuu isdul taag ku sameynayaa Taariikhda madow ee maleeshiyada Lyu Police-ka iyo gaboodfaladii ay ka  geysteen dhulka Somali-galbeed taas oo ay ka waramayaan dhibanayaasha kasoo badbaaday weeraradooda ama ay qirayaan askarta qudhooda iyo muuqaalo ka tarjumaya wuxuushnimadooda oo ay kula kaceen dadka Muslimiinta. Wuxuu muuqaalku milicsnaayaa dowrkii Cabdi Iley iyo Lyu Police ku lahaayeen Jail Ogaden iyo gaboodfaladii ka dhacay gobolka intii ay joogeen maamuladii xabashi kalkaalka ahaa ee soo maray dhulkaas oo ay u dambeysay mida uu hogaamiyo Mustafe Cagjar.

  1. Mas’uul la baadigoobayo oo dagaalka hogaaminaya

Waxaa filimka kasoo muuqanaya Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ah hogaamiye Mareykanku ku baadi goobayo 5 milyan oo dollar. Wuxuu hogaaminayey labadii dagaal ee is xigxigay ee lagu qaaday saldhigga Aato, wuxuuna ciidanka ku boorinayaa inay cibaado ka dhigtaan dilka askarta Lyu Police-ka.

  1. Jabkii ugu xumaa

Waxaa filimka lagu arkayaa firxadkii ugu badnaa abid iyo haziimadii ugu foosha xumeyd ee ay soo bandhigto kaamirada Al-Shabaab waa midkii ku dhacday Lyu Police. Sida ciidankan u jebay waa mid ku ilowsiineysa Jabkii iyo firxadkii Masagawaay iyo dagaalkii Buula-Mareer. Wuxuuna banaanka soo dhigay dhiiranaanta iyo geesinimada askarta Al-Shabaab marka ay u jiheystaan inay gaaraan laba hadaf midkood: “Guul ama Shahaado”

  1. Barxado aanan lagu kala adkeyn

Sidaba kaamirada Alkataa’ib aad ku daawan doontaan, labada ciidan ayaa isaga hor yimid dhul furan iyo hawa furan, tiro ahaan sida kaamirada ka muuqata waxaa aad u badan ciidanka Lyu Police-ka, hadana markii lays fara saaray waxaa kala cadaatay ninka u dagaalamayey shilimaatka aduunyo iyo midka ku kalsoon hadafka uu u dagaalamayo. Kaamirada Kataa’ib waxay soo bandhigeysaa ciidankii Lyuuga oo noqday sidii Tataar Jabay oo qaarkood qoryaha tuuraya, laguna baacsanayo barxadaha Caato.

Muuqaalkan ayaa qeybtiisa koowaad la baahin doonaa galabta, halka qeybta labaad oo lagu soo bandhigayo dagaalka ugu culusna la baahin doono berito InshaAllah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-12-1444 Hijri.
Next: Dhagayso Barnaamij Gaar Ah: Xadgudubyada Sweden Ee Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah.

Related Stories

Safiirka Itoobiya Ee Muqdisho Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Masar Iyo Jaamacadda Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Safiirka Itoobiya Ee Muqdisho Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Masar Iyo Jaamacadda Carabta.

September 10, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-03-1447 Hijri.

September 10, 2025
Gurguurte Oo Dowladda Xabashida Itoobiya Ku Taageeray Biyo-xireenka Al-nahda.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Dowladda Xabashida Itoobiya Ku Taageeray Biyo-xireenka Al-nahda.

September 10, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada