Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Diyaaradaha Maraykanka Oo Burburiyay Ceelal Kuyaal Ceel-garas.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Diyaaradaha Maraykanka Oo Burburiyay Ceelal Kuyaal Ceel-garas.

September 13, 2023

Wararka ka imaanaya wilaayada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka duqaymo wuxuushnimo ah oo ka gaysteen degmada Ceel-garas ay ku burburiyeen ceel biyoodkii degmadaasi iyo gaari booyad ah oo ay dad shacab ah lahaayeen, kaasi oo xilliga ay duqayntu dhacaysay taagnaa ceel biyoodka, waxaana halkaasi ku dhaawacmay mid ka mid ah shaqaalaha ceelka.

Isla Galgaduud, diyaarad Drone ah oo ay leeyihiin saliibiyiinta Maraykanka ayaa gantaal ku dhufatay ceelka tuulada Sabbaax ee u dhaw deegaanka Ceel-lahelay ee dhaca duleedka degmada Ceel-garas, ceelkan tuulada Sabbaax ee ay diyaaradaha Mareykanku duqaynta ku beegsadeen ayaa ahaa ceel biyood ay ka biyo cabbaan xoola dhaqatada mana jirin qof xilligii ay duqeyntu dhacaysay ku sugnaa ceelka, taasi oo Allaah mahaddiis khasaaraha ku koobtay burburka ceelkaasi.

Dowladda saliibiyadda ah ah ee Maraykanka ayaa muddooyinkii u dambeeyay duqaymo wuxuushnimo ah ka waday gobolka Galgaduud ee dhaca bartamaha Somalia, kaddib markii maleeshiyaadkii murtadiinta ee ay usoo wakiilatay dagaalka ka dhanka ah shareecada lagu jabiyay furimaha dagaalka ee wilaayada Galgaduud, waxayna duqaymahan cashwaa’iga ah beegsanayaan goobaha danta guud iyo baadiyaha oo ay deganyihiin dadka shacabka, waxaana ugu dambeeyay xasuuqii ay ka gaysteen baadiyaha deegaanka Ood-weyn ee hoostaga degmada Ceel-garas ee wilaayada Galgaduud.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo Faahfaahiyay Camaliyaddii Dayniile.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-02-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri

September 9, 2026
Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.

September 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-03-1448 Hijri.

September 9, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada