Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Yahuudda Oo Lagu Jabiyay Iska Hor’imaadyo Ka Dhacay Waqooyiga Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Lagu Jabiyay Iska Hor’imaadyo Ka Dhacay Waqooyiga Gaza.

October 30, 2023

Askar ka tirsan maleeshiyaadka maamulka Yahuudda ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday maanta marinka Gaza, kuwaas oo qayb ka ahaa ciidamo isku dayay inay lug kusoo galaan magaalada Gaza.

Taliska ciidanka Yahuudda ayaa shaaciyay in mid ka mid ah askartooda lagu dilay axadda maanta ah gantaal lidka taangiyada ah oo kaga yimid dhanka kooxdaha wax iska caabinta, kaddib isku day duullaan oo ay maanta ku sameeyeen marinka Gaza.

“Hal askari ayaa dhintay, mid kalena dhaawac dhexdhexaad ah ayaa gaaray, labana dhaawac fudud ayaa gaaray, kaddib gantaal lidka taangiyada ah oo lagu soo tuuray taangi iyo gaari Injineer oo ay leeyihiin ciidanka Israa’iil.” Waxaa sidaas lagu yiri qoraal kasoo baxay maleeshiyaadka maamulka gumeystaha.

Dhanka kale kooxaha wax iska caabinta ayaa fashiliyay isku day ay Yahuuddu ku doonaysay inay kusoo gasho Gaza, Khaan-yoonis dagaallo culus ayaa ka dhacay oo lagu jabiyay Yahuudda.

Isku dhacyada ugu xooggan waxay illaa caawa fiidkii hore ka socdeen Waqooyiga Gaza, kooxaha wax iska caabinta Falastiiniyiinta waxay sheegeen inay beegsadeen maleeshiyaad Yahuud ah oo isku dayay inay gudaha usoo galaan Gaza, ciidankaas waxaa lala galay dagaallo toos ah oo la isku adeegsaday qoryaha sida darandooriga u dhaca iyo gantaallada -Al-Yaasiin 105- loo yaqaan.

Dhanka kale sarkaal Yahuud ah ayaa dhintay kaddib markii uu la qalibmay Taangi uu saarnaa, sida ay xaqiijisay warbaahinta maamulka gumeystaha Yahuudda.

Warbaahinta gumeystuhu waxay sheegtay in sarkaalkaasi Yahuudiga ah uu dhintay sadex kale oo askar ahna ay dhaawacmeen kaddib markii uu waqooyiga dhulalka ay xoogga ku haystaan kula rogmaday Taangi ay leeyihiin ciidanka Yahuudda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-04-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-04-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri

June 14, 2026
Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.

June 14, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada