Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo+Akhriso: Muqaawamada Oo Fashiliyay Isku Day Ay Samaysay Yahuudda.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo+Akhriso: Muqaawamada Oo Fashiliyay Isku Day Ay Samaysay Yahuudda.

December 9, 2023

Kooxaha muqaawamada Falastiin ayaa shaaciyay inay fashiliyeen isku day ciidanka Yahuuddu ku doonayeen inay kusoo furtaan askari maxbuus ah oo gacanta ugu jira kooxaha wax iska caabinta Falastiiniyiinta, ee dagaalka adag kula jira Yahuudda sida xoogga ah lagu dajiyay deegaannada muslimiinta.

Kooxaha muqaawamadu waxa ay soo saareen warbixin ay la socdaan muuqaallo iyo sawirro cadaymo ah oo muujinaya sida dagaalyahanada kooxaha wax iska caabinta Falastiin u fashiliyeen isku dayga ciidanka Yahuudda.

Warbixinta kooxaha wax iska caabinta waxaa lagu sheegay in la fashiliyay weerarka ay ciidamada Yahuudu kusoo qaadeen goobta uu ku xirnaa maxbuus askari Yahuudi ah, kaasi oo lagu magacaabi jiray Saacir Baruukh oo 24 sano jir ah, waxayna intaas ku dareen in si adag looga hortagay isku dayga cadowga.

Muuqaalkan waxay kooxaha wax iska caabintu kusoo bandhigeen bakhtiga askariga Yahuudiga ah oo ku baxay gacanta ciidamada halganka adag kula jira Yahuudda iyo goobta ay weerarka kusoo qaadeen ciidanka suhyuniyiinta ah, kuwaas oo doonayay inay furtaan askariga oo Nool, marka toogashada maxbuuska laga soo tago waxaa dhanka ciidanka soo weerar tagay ee Yahuudda ah soo gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxa la daawan karaa raadadka fashilka iyo guul-darada ee ay goobta kaga tageen maleeshiyaadkii Yahuudda ee sameeyay isku daygaasi, dhiigga ciidamadii doonayay inay furtaan askariga Yahuudiga ayaa si wayn u buuxdhaafiyay guriga uu ku xirnaa maxbuuskaasi, sidoo kale waxaa la arki karaa agabyada ay ka carareen ciidamada gumeystaha iyo hubka looga furtay howlgalkaasi la fashiliyay.

Horudhaca muuqaalka ay faafiyeen kooxaha wax iska caabinta Falastiin waxaa lagu daawan karaa askariga lagu dilay howlgalkan fashilmay ee ay ciidanka Yahuuddu ku doonayeen inay kusoo furteen, waxaana askarigaasi uu sheegay in uu ka mid ahaa dadka 7-dii Octoober laga qabtay deegaanka Bi’ri, muddo 40 maalmood ahna uu ku jiro gacanta muqaawamada, uuna doonayay inuu dib ugu laabto gurigiisa, blasé ay ciidamada Yahuuddu isku dayeen inay xoog ku furtaan balse la fashiliyay lana dilay isaga iyo dhowr askari.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

https://twitter.com/ShehabAgency/status/1733195905283600807

Ama Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-05-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-05-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 07-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 07-11-1447H.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada