Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 140 Qof Oo Lagu Dilay Rabshado Ka Dhacay Nigeria.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 140 Qof Oo Lagu Dilay Rabshado Ka Dhacay Nigeria.

December 27, 2023

Khasaare lixaad leh oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burburka aad u xooggan ayaa ka dhashay weeraro ay qaadeen kooxo hubeysan oo ka dhacay gobolka Plateau ee waqooyiga waddanka Nigeria.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in isku dhacdyadaasi oo si wayn u saameeyay gobollo iyo deegaanno badan ay yihiin kuwa salka ku haya, rabshadaha u dhaxeeya xoola dhaqatada iyo beeralayda gobolka.

Guddoomiyaha gobolka Plateau ugu magacaaban dowladda Nayjeeriya ayaa mar uu u waramayay wakaaladda wararka ee Faransiiska yiri “Sida aan kuu sheegaayo Manguu oo kaliya waxaan ku aasnay 15 xubnood, saakana Bokkoos waxa aannu ka tirinay maydad aan ka yarayn 100 qof, walise waxaanan diiwaan gelin oo aan tirakoobin dhimashada dadka Barkin Ladi. ”

Xafiiska hayadda Amnesty International ee Nigeria ayaa dhankiisa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in ilaa hadda ay xaqiijiyeen dhimashada 140 xubnood, kuwaas oo lagu dilay weeraro ka dhacay deegaannada Bokkos iyo Barkin-Ladi ee dhaca gobolka Plateau oo ah gobol ay ku badanyihiin dadka Kiristaanka ah.

“Waxaan wacay ciidanka nabad-sugidda, laakiin ma aysan imaan, weerarka ayaa billowday 6-dii fiidnimo, balse ciidamada amaanku waxay soo gaareen goobta 7-dii aroornimo,” waxaa sidaas AP ku yiri Sunday Dawum, oo ah nin Kirishtan ah oo ku sugan Bokkos, isagoo intaas ku daray in ugu yaraan 27 qof lagu dilay tuulada Mbom Mbaru oo ah tuuladiisa, dadka la dilayna uu ku jiro walaalkiisa.

Dadka Kirishtaanka ah ee ku dhaqan deegaannada weerarada lagu hayo ayaa ku eedeeyay weeraradaasi inay ka dambeeyaan kooxo xoolo-dhaqato muslimiin ah oo ka soo jeeda qabiilka Fulani, waxayna sheegeen inay gaysteen weeraro badan oo ka dhacay waqooyi-galbeed iyo gobollada dhexe ee Nayjeeriya, halkaas oo ay in muddo ahba ka taagan tahay xiisada dhul-badeedka iyo biyaha, taasoo ah mid tobannaan sano jirsatay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1445 Hijri.
Next: Sarkaal Ka Tirsan Booliska Kenya Oo Is Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 28-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 28-03-1448-Hijri.

September 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-03-1448-Hijri

September 9, 2026
Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Duqaymo Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Itoobiya.

September 9, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada