Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sheekh Abuu Muscab Oo Xaqiijiyay In 191 Askari Lagu Dilay Weeraradii Caad.
  • Allposts
  • Warar

Sheekh Abuu Muscab Oo Xaqiijiyay In 191 Askari Lagu Dilay Weeraradii Caad.

January 24, 2024

Afhayeenka ciidamada mujaahidiinta Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa si horudhac ah u xaqiijiyay in 191 askari maleeshiyaadka kooxda Riddada looga dilay weeraradii cag-marinta ahaa ee saaka ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada murtadiinta ay ka samaysteen deegaanka Caad ee wilaayada islaamiga ah ee Mudug.

Maktabka warfaafinta mujaahidiinta ayaa faafiyay qoraal kooban oo uu ku saxiixan yahay afhayeenka ciidamada Sh Abuu Muscab, kaas oo lagu xaqiiiyay khasaaraha horudhac ah, waxaana uu taliska ciidanka mujaahidiinta intaas ku daray in weeraradii cagmarinta ee saaka ka dhacay deegaanka Caad Allaah fadligiis mujaahidiintu ku qaniimeysteen  dhamaan gaadiidkii iyo saanaddii ciidan ee taallay shanta saldhig ee ay ka qabsadeen murtadiinta.

Qoraalka taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa u qornaa sidan: Tirada hordhaca ah ee askarta murtadiinta looga dilay weerarka saakay ka dhacay deegaanka Caad ee wilaayada Mudug waa 191 murtad kuwaas oo u badan maleeshiyada murtadiinta ah ee Gorgor. Sidoo kale Mujaahidiintu waxay gacanta ku dhigeen dhamaan gaadiidkii iyo saanadii ciidan ee taallay shanta saldhig ee ay ka qabsadeen murtadiinta”.

La Soco wixii soo kordha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Odayaasha Mudug Oo Soo Dhaweeyay Howlgalladii Deegaanka Caad.
Next: Dhagayso Mujaahidiinta Oo Maxaabiis Murtadiin Ah Ku Qabtay Weeraradii Caad.

Related Stories

Daawo Kamiin Lagu Beegsaday Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Kamiin Lagu Beegsaday Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Ceel-qooxle.

July 29, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-02-1447-Hijri.

July 29, 2025
Saraakiil Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Qiray In Maleeshiyo Badan Looga Laayay Maxaas.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Qiray In Maleeshiyo Badan Looga Laayay Maxaas.

July 29, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada