Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Muqdisho Iyo Hargaysa Oo Isku Haysta Maamulka Hawada Eedaymana Isu Jeediyay.
  • Allposts
  • Warar

Muqdisho Iyo Hargaysa Oo Isku Haysta Maamulka Hawada Eedaymana Isu Jeediyay.

February 14, 2024

Kooxda Riddada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho iyo maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Somaliland ee fadhigiisu yahay Hargaysa, ayaa eedaymo kulul isu mariyay warbaahinta, kuwaas oo ku aaddan cidda leh maamulka hawada Soomaaliya.

Maareeyaha waxay ugu yeeraan hayadda duulista hawada maamulka Somaliland, Cumar Sayid Cabdillaahi. ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kooxda Riddada Somalia ku eedeeyay inay diiday fulinta heshiisyo sida uu sheegayay dhigayay in labada dhinac ay wada maamulaan hawada, isla markaana dhaqaalaha la qaybsado.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in muddo lix sano ah oo kooxda Riddada Soomaaliya ay hawada kaligood si madax bannaan u maamulayeen, ay ku tagrifaleen lacag ku dhaw lixdan milyan oo doollar, waa sida uu hadalka u dhigaye, wuxuu intaas ku daray in kooxda Riddada aysan ka yeeli doonin inay maamusho hawada dalka.

Dhanka kale, war kasoo baxay waxay ugu yeeraan hay’adda duulista hawada ee kooxda Riddada Somalia ayaa lagu sheegay in maamulka hawada Somalia aysan waxba iska beddelin, kooxdeedeeduna ay tahay tan sida rasmiga ah u maamusho hawada dalka, sidoo kalena fasaxda duulimaadyada.

Wasiiru dowlaha amniga kooxda Riddada Maxamed Cali Xagaa ayaa gelinkii dambe ee maanta isagoo meel madal ah ka hadlayay sheegay in Somaliland ay sheegatay inay lasoo wareegtay maamulka hawadeeda balse ay taasi tahay mid aan waxba ka jirin oo been ah, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Maamulka hawada ee maamullada kala fadhiya Muqdisho iyo Hargaysa, ayaa aad u xumaaday, tan iyo 1-dii January, markii Muuse Biixi uu Addis-ababa ku saxiixay heshiis dhigaya in qayb ka mid ah xeebaha Soomaaliya ay yeelanayso Itoobiya oo ah cadow soo jireen ah oo ay Soomaalidu leedahay, kooxda Riddada oo rayul caamka dadka dhinac kale u rogaysa ayaana dagaalka dhanka hawada ah la gashay maamulka Hargaysa, waxayna hawadeeda ka celisay laba duulimaad oo ka kala yimid Itoobiya iyo Imaaraadka, kuwaas oo kusii jeeday Hargaysa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-08-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026
Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada