Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Heshiis Lagu Boobayo Khayraadka Umadda La Gashay Turkiga.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Heshiis Lagu Boobayo Khayraadka Umadda La Gashay Turkiga.

February 21, 2024

Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa maanta u dabaal-degtay, sidoo kalena saxiixday heshiis qayb ka ah boobka lagu hayo badda umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, kaas oo ay la gashay dowladda Riddada ee Turkiga, oo dowlad xubin wayn ka ah isbahaysiga saliibiga ah ee Nato ee uu Maraykanku hoggaamiyo.

Heshiiskan oo qayb ka ah heshiisyada sharci darrada ee kooxda Ridadu ku xaraashayso khayraadka Soomaaliya, ayaa markii ugu horraysay 9-kii bishan Febeuary lagu kala saxiixday Ankara oo ah caasimadda Turkiga, kadib markii halkaas looga yeeray waziirka gaashaandhigga kooxda Riddada, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, waxaa Ankara kusoo dhaweeyay dhiggiisa Turkiga, Yasar Guler, kaas oo dabadhilifkan ka saxiixday heshiis ay u huwiyeen iskaashi difaac iyo mid dhaqaale.

Markii heshiiskan dhagarta ah waziirka gaashaandhigga Riddada looga soo saxeexday Ankara, golaha waziirdada ee xukuumadda Riddada ayaa maanta la horgeeyay, si ay u meel mariyaan, kulanka oo uu hir guddoominayay murtad Xamze Cabdi Barre ayaa ka dhacay Muqdisho, waxayna ku meel mariyeen heshiiskii lagu soo kala saxiixday Ankara.

Intaas kaddib, waxaa baarlamaanka Riddada la geeyay heshiiskan, si ay markooda u ansixiyaan, waxaana la sheegay inay xildhibaannada Riddada oo warbaahinta dibad joog ay ka ahayd ay gacan taag ku ansixiyeen, walow xildhibaano ka tirsan Riddada ay sheegeen inaysan saxiixin heshiiskan, sababo ku aaddan inaan baarlamaanka loo caddayn waxa uu heshiiskan yahay, halka qaarna ay gacanta iska taageen iyagoon ogayn waxa uu heshiisku yahay.

Xamze Cabdi Barre, ayaa ku faanay heshiiskaan bad-boobka ah, wuxuuna sheegay in xukuumaddiisu u tahay maalin taariikhi ah, Xassan Gurguurte ayaa dhankiisa muuqaal uu iska soo duubay ku sheegay in heshiiskaan uu yahay mid difaac iyo mid dhaqaale, uuna dhigayo in lagu ilaaliyo xeebaha Soomaaliya, ciidamo badna loogu dhisayo, heshiiskan ayaa noqonaya mid kale oo kooxda Riddada Soomaaliya ay ku xaraashtay badda Soomaaliya, sida ku xusan heshiiska waxaa %30 dakhliga kasoo xarooda badda yeelanayso dowladda Turkiga.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-08-1445 Hijri.

Related Stories

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri

June 10, 2026
Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada