Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Koox Hubeysan Oo Wiil Dhalinyaro Ah Ku Afduubtay Muqdisho Kaddiba Dishay.
  • Allposts
  • Warar

Koox Hubeysan Oo Wiil Dhalinyaro Ah Ku Afduubtay Muqdisho Kaddiba Dishay.

February 22, 2024

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah ay afduub kula kaceen kooxaha hubeysan, kaddibna ay si bareer ah u dileen, sida ay xaqiijiyeen ehelladiisa iyo qaar ka mid ah dadkii goobjoogga u ahaa dhacdadan.

Kooxdan oo lagu sheegay burcad, ayaa lasoo wariyay in marka hore ay wiilkaasi dhalinyarada ah kasoo afduubteen degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, waxayna ku afduubteen baabuur uu watay oo noociisa lagu sheegay Surf, waxaana xilliga qafaalka uu dhacayay gaariga la saarnaa wiil kale oo ay walaalo ahaayeen, kaas oo ay iska dejiyeen ka hor inta aysan dilin.

Qof goobjooge ah oo ku sugan deegaanka Garasbaalley ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in uu maqlayay rassaasta lagu dhuftay qofkan, waxaana maydkiisa ay soo dhigeen Kaxda. ehelladiisu waxa ay sheegeen in wiilkan dhalinyarada ah oo ahaa qof iskiisa u xamaalanayay lagu magacaabi jiray Abuukar Axmed Kaabax. waxay sidoo kale sheegeen inaysan ogayn sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dilkiisa.

Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa, xilli maanta maydka Axmed Aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii hore ee kooxda  Riddada Soomaaliya, kana soo jeeday Somaliland, laga helay Hotel Muqdisho uu ka degganaa, kuna yaalla degmada Xamarweyne.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-08-1445 Hijri.

Related Stories

Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.

October 9, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.

October 9, 2025
Dagaalka Marinka Gaza Oo Heshiis Xabad-joojin Ah Laga Gaaray.
  • Allposts
  • Warar

Dagaalka Marinka Gaza Oo Heshiis Xabad-joojin Ah Laga Gaaray.

October 9, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada