Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgalka Dhismaha Xarunta SYL Oo Galay Saacaddii 4-aad Oo Xiriir Ah.
  • Allposts
  • Warar

Howlgalka Dhismaha Xarunta SYL Oo Galay Saacaddii 4-aad Oo Xiriir Ah.

March 14, 2024

Waxaa si habsami leh u soconaya howlgalka Inghimaasiga ah ee ay ciidamada mujaahidiintu caawa ku beegsadeen  dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho, halkaas oo gabbaad u ah saraakiil, masuuliyiin iyo xubno muhiim u ah kooxda Riddada Soomaaliya iyo dagaalka ashahaada la dirirka ah ee saliibiyiinta iyo muslimiintu kusoo qaadeen  wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.

Howlgalka ayaa Allaah fadligiis galay saacaddiisii afaraad oo xiriir ah, waxayna ciidamada Inghimaasiyiinta ah ka dhex dagaallamayaan dhismaha xarunta, halkaas oo ay ka wadaan toogashooyin ay ku beegsanayaan masuuliyiinta, saraakiisha iyo madaxda Riddada ee gaabbaadka ka dhiganayay dhismaha SYL, balse ay caawa halkaasi ugu daateen rag ka tirsan Inghimaasiyiinta Mujaahidiinta.

Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay idaacada islaamiga Andalus waxay xaqiijiyeen in howlgalka uu ku socdo sidii loo qorsheeyay, Allaah fadlifiisna ciidamada Inghmaasiyiintu ay si adag isaga caabiyeen isku dayo fulaynimo ah oo ay soo sameeyeen maleeshiyada Riddada, si gaar ah waxay mujaahidiinta saacaddii 4-aad ka dhex dagaallamaysa xarunta dhismaha SYL tooganayaan saraakiisha iyo masuuliyiinta ku go’doonsan dhismaha xarunta, maleeshiyada Riddada ayaa isku dayaya inay soo badbaadiyaan masuuliyiinta murtadiinta ee uu ugaarsigu ku socdo, balse ragga mujaahidiinta ah ayaa si adag isaga caabinaya.

Xildhibaanno, senetaro, saraakiil ciidan, masuuliyiin iyo xubno kale oo muhiim u ah Riddada ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday howlgalka socda, waxaana xildhibaannada dhaawacantay ka mid ah, xildhibaan Cismaan Cali oo ka tirsan xildhibaanada Riddada ee ay ugu yeeraan golaha shacabka, xildhibaan Farax Cabdi oo isagana isla golahan ka tirsan, Senator Cabdirisaaq oo ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Riddada  iyo xildhibaan Ismaaciil Iidoow oo isagana ka tirsan waxay ugu yeeraan golaha shacabka Ridada, Farxaan Maxamed Jimcaale, afhayeenka xukuumadda Riddada iyo taliyaha waxay ugu yeeraan ciidanka Riddada Haramcad (Fanax) ayaa sidoo kale ka mid ah xubnaha ku dhaawacmay howlgalkan barakaysan.

Masuuliyiin, saraakiil ciidan iyo xubno kale oo muhiim u ah kooxda Riddada ayaa sidoo kale lagu dilay, sidoo kalena lagu dhaawacay howlgalkan Inghimaasiga ah ee caawa ka soconaya dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho.

La Soco Wixii Soo Kordha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: WARSAXAAFADEED: Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo Ka Warbixiyay Howlgalka SYL.
Next: WARSAXAAFADEED: Hawlgalka Mujaahidiinta Ee SYL Oo Galay Saacaddii Tobanaad.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada