Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Ah Ee Afghanistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Ah Ee Afghanistan.

April 13, 2024

Maalinnimadii arbacada ee ina dhaaftay waxay wadamada muslimiinta u ahayd maalin ciid oo ka mid ah maalmaha farxadeed ee ay muslimiintu leeyihiin, inkastoo ay ciiddan kusoo beegantay xilli qayb ka mid ah jirka umaddan uu ku gubanayo Gaza isuguna tageen Yahuud iyo reer galbeed, haddana waxay iyagoo dareemaya xanuunkaasi muslimiintu muujiyeen munaasabadda maalintaasi wayn, iyagoo salaadaha ku oogay musalleyaal loo gaar yeelay salaadda Ciidul-fidriga.

Afghanistan waxay ka mid tahay waddamada muslimiintu leeyihiin ee sida amniga iyo xassilloonida leh looga ciiday munaasabadda Ciidul-fidriga, malaayiin qof oo muslimiin reer Afghan ah ayaa isugu soo baxay 34-ta gobol ee uu ka kooban yahay dalka Afghanistan, sawirro laga soo qaaday 24 ka mid ah wilaayaadkaas ayaa muujinayay sida ay u ciideysteen dadka muslimiinta ah ee reer Aghan.

Magaalada Qandahar oo kale waxaa goob musalle ah labada rakcadood ee salaadda Ciidul-fidriga dadka muslimiinta ah ku tujiyay amiirka imaarada islaamiga ah ee Afghanistan Sheekh Haybatullaah Akhundzada.

Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Kaabul.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Qandahaar.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Herat.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Nimruuz.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Helmand.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Farah.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Wardak.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Kunar.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Nangharhar.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Bamyan.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Qunduuz.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Balkh.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Zaabul.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Panjsher.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Paktia.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Parwan.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Uruzgan.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Paktika.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Khost.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Badghis.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Faryab.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Daikundi.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Ghor.

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayada Sar-e-pul

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-10-1445-Hijri.
Next: Iiraan Oo Gantaallo Iyo Diyaarado Ku Weerartay Maamulka Yahuudda.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada