Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Isbaarooyinka Hiiraan Oo Faraha Ka Baxay Iyo Dilal Loo Gaystay Dad Socoto Ah.
  • Allposts
  • Warar

Isbaarooyinka Hiiraan Oo Faraha Ka Baxay Iyo Dilal Loo Gaystay Dad Socoto Ah.

August 11, 2024

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadka kooxda Ridada iyo kuwa Macaawisleyda ay isbaarooyin isku muuq muuqda soo dhigteen inta u dhaxaysa Matabaan illaa iyo beledweyne, waxaana tuulooyinka lagasoo diiwaangeliyay dhacdooyin fool xun.

Isbaarooyinku waa kuwa isku xiriirsan oo si qorshaysan loosoo dhigay dhammaan deegaannadii uu cadowgu ku qabsaday billaawgii xamladii ashahaadda ladirirka aheyd ee xasan gurguurte iclaamiyay sannadii 2022-kii.

Magaalada Beledweyne culimaa’udiinka iyo waxgaradka ayaa qeylladhaan afka furtay, waxayna ku baaqeen iskusoo baxyo looga soo horjeedo isbaarooyinka ay maleeshiyaadka murtadiintu u dhiganayaan gaadiidka iyo xataa dadka caadiga ah.

Arrimaha layaabka leh ee Hiiraan lagasoo diiwaangeliyay waxaa kamid ah in lacago baad ah lagu soo rogay dugsiyada qur’aanka iyo dadka caadiga ah ee lugaynaya, waxaana laga furanayaan moobillada iyo saacadaha.

Deegaannada kala ah Hees,Teedaan, Coomaad illaa iyo Moqokori waxay isbaarooyin u yaallaan maleeshiyada mooryaanta Macaawisleyda isugu yeera halka maleeshiyaad kale oo kooxda ridada si toos ah u hoostaga ay iyana isbaarooyin dhigteen ayna shacabka dhacayaan.

Saddaxdii bilood ee lasoo dhaafay dad ka badan 20 ruux oo dhammaantood musaafur ahaa ayay maleeshiyaadka murtadiinta ku dileen bariga Hiiraan.

Mid ka mida saraakiisha macaawisleyda oo warbaahinta la hadlay ayaa qiray in maleeshiyadooda ay isbaarooyin dhigteen balse ay cabasho uga timid bulshada.

Waxaa dhaboobay digniinihii ay aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo hoggaanka dhaqanka ay ka bixinayeen maha-dhooyinka laga dhaxli doono dhismaha maleeshiyaadka macaawisleyda dabadhilifyada ah oo ay sameeyeen saliibiyiinta mareykanka iyo kooxda Riddada soomaaliya.

Xasan Gurguurte iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Xamza Cabdi Barre ayaa dhismaha maleeshiyaadkan u sameysan jiray suuq geyn, waxaana muuqata in maleeshiyaadkaas kooxda Riddadu maalgeliso ay qabanayaan shaqooyinkii loo igmaday oo ahaa dhibaateynta muslimiinta, waa maleeshiyaad astaantoodu tahay ashahadda ladirirnimo iyo fasaad idilkiis.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-02-1446 Hijri.
Next: Qaraxyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Jalalaqsi.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada