Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxamed Abiib Oo Hargaysa Lagu Xiray Iyo Mucaaradka Oo Ka Hor-yimid.
  • Allposts
  • Warar

Maxamed Abiib Oo Hargaysa Lagu Xiray Iyo Mucaaradka Oo Ka Hor-yimid.

September 2, 2024

Murtad Maxamed Abiib oo ka mida xubnaha golaha dawaaqiidda maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland, ayaa lasoo sheegay in maanta maleeshiyaad ka tirsan maamulkaasi ay ku xireen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa.

Xildhibaankan ayaa lasoo wariyay in lagu xiray Garoonka xilli uu kasoo laabtay dalka Imaaraadka Carabta oo ku bixiyay waraysi aad uga caraysiiyay maamulka Muuse Biixi, Maxamed Abiib ayaa ah nin si aad ah u mucaaradsan nidaamka Biixi.

Xarigga xildhibaankan ka tirsan baarlamaanka daaquudka ah ee Soomaaliland, waxaa si adag uga hadlay xubno ka tirsan mucaaradka oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Cirro oo sidoo kale ah nin u taagan xilka madaxweyne ee maamulkaasi.

Murtad C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in murtad Muuse Biixi uusan xilka ka qaadin karin Abiib, isagoo usoo jeediyay in uu si shuruud la’aan ah kusii daayo xildhibaankan, mar uu ka hadlayay xarigga ayuuna yiri” Waxa aan si adag u cambeyranayaa xadhigga Dastuur jebinta ah ee lagula kacay Xil Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Isagoo sii hadlayay ayuu intaas ku daray” Muuse Biixi, Xeer Ilaaliyaha iyo Maxkamadda sare midna kama qaadi karaan Xasaanadda oo Dastuurka ayaa siiyey, Xukuumadduna waa in ay si bilaa shuruud ah u sii daayaan Xildhibaanka!”, ayuu yiri Cirro.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-02-1446-Hijri.
Next: Xiisad Ka Taagan Boorama Iyo Gaadiid Badan Oo Ku Xaniban Gorayo-cawl.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.

August 29, 2026
82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 29, 2026
Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.

August 29, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada