Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xiisad Ka Taagan Boorama Iyo Gaadiid Badan Oo Ku Xaniban Gorayo-cawl.
  • Allposts
  • Warar

Xiisad Ka Taagan Boorama Iyo Gaadiid Badan Oo Ku Xaniban Gorayo-cawl.

September 3, 2024

Xiisado siyaasadeed oo xooggan ayaa maanta ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ee dhaca waqooyiga Somalia, kaddib markii maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland ay xabsiga dhigeen xildhibaan murtad ah oo kasoo jeeda gobolkaasi.

Wararka Awdal laga helayo waxay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan oo ka gadoodsan xarigga Maxamed Abiib oo ah nin si wayn u mucaaradsan nidaamka Muuse Biixi ay maanta xirteen waddada isku xirta magaalooyinka Hargaysa iyo Boorama.

Muuqaallo iyo sawirro lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya xiisadda ka taagan duleedka Boorame, maleeshiyaadka Maxamed Abiib taageersan ayayna mudo saacado ah gaadiid badan ku xannibanyihiin halka lagu magacaabo Gorayo-cawl ee dhacda duleedka magaalada sida ay ilo-wareedyo dhanka deegaanka ah soo sheegeen.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in maleeshiyaad kale oo taabacsan maamulka Muuse Biixi oo ku hubeysan gaadiidka nooca dagaalka ay iyaguna soo gaareen aagga gaadiidka lagu xiray, dadka rayidka ah ee waddadaas ku xayiran ayaa ka baqdin qaba in xiisadu isku beddesho gacan ka hadal oo uu iska hor’imaad dhexmaro labada dhinac ee kala taabacsan Muuse Biixi iyo Maxamed Abiib.

Dhinac kale muuqaallo iyo sawirro laga soo duubay magaalada Boorama ee xarunta u ah gobolka Awdal, ayaa muujinaya sida uu maanta u xiran yahay suuqa ganacsi ee magaaladaasi.

Muuqaallada qaar ee lagu faafiyay baraha bulshadu waxay muujinayeen gaadiid kuwa ciidanka ah oo ay leeyihiin maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka Somaliland oo lagu arkayay waddooyinka suuqyada magaalada, waxaana socda abaabulka dibad-baxyo ka dhan ah xarigga lagula kacay xildhibaanka u xiran maamulka Hargaysa.

Isniintii shalay uun ayay ahayd markii maamulka uu madaxa u yahay murtad Muuse Biixi Cabdi uu garoonka diyaaradaha ee Hargaysa ka xiray Maxammed Abiib oo ka mid ah xubnaha golaha dawaaqiidda ee maamulkaasi, ninkan ayaa ka mid ah xubnaha sida wayn mucaaradka ugu ah maamulka Muuse, xariggiisa ayaana kiciyay xiisadda siyaasadeed ee maanta ka taagan gobolka Awdal.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maxamed Abiib Oo Hargaysa Lagu Xiray Iyo Mucaaradka Oo Ka Hor-yimid.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-02-1446-Hijri.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada