Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Bogaadisay Guulaha Al-qaaciddada Maghribul Islaam (Bayaan).
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Bogaadisay Guulaha Al-qaaciddada Maghribul Islaam (Bayaan).

September 9, 2024

Bayaankaan oo cinwaan looga dhigay “ Amaan iyo Bogaadin kusocota walaalaheena mujaahidiinta ee Maqribul Islaami” ayaa waxaa soo saaray maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta A-Shabaab, waxaana lagu dirayaa fariimo garab istaag ah oo kusocda halyeeyada islaamka ee ka jihaadaya Galbeedka islaamka .

Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu yiri “ waxaan nasoo gaaray bishaarooyinka mujaahidiinta dulmi diidka ah ee maqribul islaami, kuwaas oo ay ku larantahay takbiirta haybada leh ee nafta farxad galisay , ruuxdu ku qabowday Thuqruurtuna ay ku farxday ,sababo ku aadan guulaha ay xaqijiyeen muraabidiinta la jecel yahay ee Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin iyo waxa ay soo bandhigeen ee ah duruus weyn oo ku dayasho mudan, oo ay ku jirto nafhur iyo in lagu tartamo wadada Allaah , iyadoo kalimada Alle laga kor yeelayo shareecada islaamkana looga hirgalinayo mandiqad wajahaysa quwadaha kufriga iyo ridada,kuwaas oo isku bahaystay kuna balamay dhagar,si ay dadka muslimiinta ah uga hor istaagaan in ay ku noolaadan nolol aamin oo faraxad ay ku jirto iyagoo ku hoos nool hooska shareecada rabigooda, una madax banaan dadnimadooda, diinkooda iyo himilooyinkooda dhabta ah”.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu soo hadal qaaday dullaanka ay wajahayaan muslimiinta Galbeedka Afrika oo cadowgoodu u isku bahaystay sidii uu isku hor taagi lahaa ku dhaqan shareecada islaamka isagoo soo qaadaya dullaanno toos ah iyo kuwa dad ban.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bogaadisay howlgalada halyeeynimo ee ay fulinayaan mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin,waxaana si gaar ah bayaanka loogu soo hadal qaaday howlgalkii udanbeeya ee cagta lagu mariyay murtazaqadii Fagnar ee Ruushka iyo maleeshiyaatka xukumada ridada Maali.

“Inagoo ku dadaalayna in aan shaafino quluubta mu’miniinta , islamarkaana qadirinayna juhdiga kuwa shaqaynaya, caragalinayna quluubta gaalada iyo munaafiqiinta,waxaan walaalaheena ku bogaadinaynaa guulahooda farxada wata,taas oo ay kamid tahay dullaankii ay bishii Muxaram murtazaqada Fagnar kula beegsadeen deegaanka “Tantagagit” ee koonfurta magaalad “Tanzaaawateyn” howlgalkaas barakaysan oo Allaah fadligii sababay in laga taqaluso gabi ahaanba kolonyada la beegsaday ayna ku halaagsameen 50 kamid ah murtazaqada Fagnar ee Ruushka iyo toban kamid ah ciidanka Maali,iyadoo la burburiyay dhamaan gaadiidkii ciidan ee ay wateen lana soo qaniimaystay hub iyo saanad ciidan” ayaa lagu yiri bayaankan bogaadinta ah ee kuscoday mujaahidiinta Maqirbul Islaami si gaar ah Nusratul islaam Wal Muslimiin.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fariimo dardaaran ah udirtay mujaahidiintaasi waxaana lagu yiri bayaanka “Waxaan kula dardaarmaynaa walalaheena mujaahidiinta ah in ay sugnaadaan zaadna ay ka dhigtaan hadiyga Qur’aanka iyo Sunah,ayna la yimaadaan wax walibaoo asbaab ah oo xoojinaya awoodooda iyo nasrigooda,Allaah anaga iyo idinkaba hanaga dhigi kuwa uu ka yiri :

وَكَأَيِّن مِّن نَّبِيٍّ قَاتَلَ مَعَهُ رِبِّيُّونَ كَثِيرٌ فَمَا وَهَنُوا لِمَا أَصَابَهُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَمَا ضَعُفُوا وَمَا اسْتَكَانُوا ۗ وَاللَّهُ يُحِبُّ الصَّابِرِينَ (146) وَمَا كَانَ قَوْلَهُمْ إِلَّا أَن قَالُوا رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ (147) فَآتَاهُمُ اللَّهُ ثَوَابَ الدُّنْيَا وَحُسْنَ ثَوَابِ الْآخِرَةِ ۗ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ

Gabagabadii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaan bayaanka ku dirtay fariin kusocda dhamaan mujaahidiinta ku sugan furimaha lagu hortaaganyahay cadowga, iyadoo uu bayaanka uu la hadlo cidkasta oo ay dhab ka tahay unusraynta diinka Allaah iyo umada muslimka ah ayaa lagu yiri :

“Gabagabadii waxaan ka dagaalamaynaa Baiga Afrika indhaheenuna waxay kusii jeedaan Baytul maqdis,quluubteena waxay la jirtaa dhamaan mujaahidiinta ku sugan Thuquurta islaamka, baaqeenuna wuxuu kusocda dhamaan kuwa mukhlisiinta ah ee ay dhab ka tahay unusraynta diinkooda iyo umadooda,una dadaalaya sidii ay uhirgali lahayd shareecada islaamka loogana atkaan lahaa gumaystaha iyo hayminadiisa Sahyuusaliibiga ah,anagoo Allaah ka rajaynayna in uu sufuufteena ku mideeyo furashooyinka soo socda,inagoo ah sida dhimse mid ah si aan usoo celino majdigii aan dhaxalka ulahayn,cizadii islaamka iyo weeynantiisa iyo khilaafadii ku dhisnayd manhajka nubawada” .

Bayaankaan kasoo baxay Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa imaanaya iyadoo uu sii xoogaysanayo halganka jihaadiga ah ee kasocda Galbeedka Afrika, kaas oo ay dhinbilihiisu hurinayaan halyeeyada islaamka ee jamaacada Nusratul islaam Wal Muslimiin.

Geesiyaashaas ayaa duruus culus siinaya soo duulayaasha isugu jira slaiibiyiinta iyo murtadiinta, waxayna furinta ay kaga aadanyihiin islaamka ku dhiig bixinayaan cadowga salibiga aReer-Galbeedka ah iyo kan Ruushka iyo dabadhilifyadooda, kuwaas oo wax kulmiyay ay tahay ladagaalanka nuurka islaamka iyo boobka hantida umada muslimka ah.

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Mujaahidiinta Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-03-1446 Hijri.
Next: Kooxo Kenyaan Ah Oo Beegsi Ku Billaabay Soomaalida NFD.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Tarbiyada Ubadka Iyo Sheekh Cabdil-ilaah.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Tarbiyada Ubadka Iyo Sheekh Cabdil-ilaah.

January 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-08-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-08-1447-Hijri.

January 22, 2026
Mucaaradka Oo Nairobi Uga Arinsanaya Shirka Ay Ku Dhawaaqday Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Nairobi Uga Arinsanaya Shirka Ay Ku Dhawaaqday Kooxda Gurguurte.

January 22, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada