Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Mali Oo Weeraray Garoon Millatari, Diyaarado Dagaalna Burburiyay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Mali Oo Weeraray Garoon Millatari, Diyaarado Dagaalna Burburiyay.

September 17, 2024

Ciidamada mujaahidiinta jamaacada Nusratul-islaam Wal-muslimiin ee ka jihaada galbeedka Afrika, ayaa howlgal nowci ah ku beegsaday garoon millatari iyo xarumo ciidamada lagu tabobaro oo kuyaal bartamaha magaalada Bomako ee caasimadda u ah dalka Maali.

Warsaxaafadeed kooban oo kasoo baxay mujaahidiinta Nusratul islaam, ayaa lagu sheegay in weerarka oo ahaa mid qorsheysan oo gaar ah lagu beegsaday garoonka millatariga iyo goobaha ciidanka Riddada Maali lagu tabobaro ee kuyaal magaalada Bombako.

Howlgalka nowciga ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxay mujaahidiintu si horudhac ah u xaqiijiyeen in weerarka uu dhaliyay khasaare xooggan oo isugu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed, diyaarado dhowr ah oo kuwa dagaalka ah ayay mujaahidiintu xaqiijiyeen inay ku gubeen weerarka ay ku beegsadeen garoonka diyaaradaha ee millatariga xukuumadda Ridada Bomako.

Ilo wareedyo ku sugan caasimadda ayaa soo sheegay in aroornimadii hore ee saaka mar qura laga war helay qaraxyo ka dhacaya saldhigyada millatariga ee murtadiinta Maali ku leeyihiin garoonka diyaaradaha iyo sidoo kale xarumaha tabobar, qaraxyada ayaa lasoo wariyay inay xigeen rassaas xooggan oo dhowr saacadood ka dhex socotay xarumaha la beegsaday.

Dhankiisa ciidamada Riddada Maali, ayaa sheegay inay la kulmeen weerar uu ku tilmaamay in uu ahaa mid argagaxiso, wuxuu si gaara ah u tilmaamay in dagaalyahano Jihaadiyiin ah beegsadeen dugsiga tabobarka ciidanka ee Faladii ee kuyaal magaalada Bomaako, waxayna ka gaabsadeen in ay bixiyaan faahfaahin ku aaddan weerarka.

Sawirro iyo muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay dhawaqa rassaas culus oo ka dhacaysa aagga ay howlgalka gaarka ah ku beegsadeen ciidamada mujaahidiinta ee jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin.

Howlgalkan ayaa kusoo beegmaya xilli tirakoob Infographic ah oo ay baahisay mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam lagu xaqiijiyay in howlgallada millatari ee mujaahidiintu fuliyeen bishii lasoo dhaafay ee Safar oo kaliya Allaah fadligiis lagu dilay 570 askar iyo saraakiil isugu jirta oo murtadiin iyo saliibiyiin Ruushiyaan ah.

Hoos Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Ee Howlgalka Garoonka Millatariga.

Hoos Ka Akhriso Tirakoobka Howlgallada Lagu Dilay 570-ka Askari.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-03-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-03-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada