Ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala Jubbada hoose, waxay maanta howlgal qorsheysan oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamul goboleedka ashahaada la dirirka Jubbalan, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyo murtadiin ah.
Qarax ayaa si gaar ah kaga dhacay xaafada Mariina ee Kismaayo, waxaana lagu beegsaday askar ka tirsan Riddada oo ku sugnaa saldhigga Booliska Jubbaland ee xaafaddaasi, khasaare kala duwan oo soo gaaray murtadiinta ayaa jira.
19-ka bishii hore ayay ahayd markii howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen mid ka mid ah Kaantaroolada laga ilaaliyo xarumaha muhiimka ah ee maamulka Riddada Jubaland ee magaalada Kismaayo lagu beegsaday ciidamo Kenyaan ah halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 3 askari oo Kenyaati ah, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale oo Kenyaan ah oo bartaasi Koontarool ku sugnaa.