Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kenya Oo Qirtay In Ciidankeeda Khasaare Culus Lagu Gaarsiiyay Qarax Ka Dhacay Gobolka Wajeer.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Qirtay In Ciidankeeda Khasaare Culus Lagu Gaarsiiyay Qarax Ka Dhacay Gobolka Wajeer.

December 23, 2024
Waa sawirka-Gaari-ciidanka-Kenya-Looga-Gubay_howlgalka.jpg
Waa sawirka-Gaari-ciidanka-Kenya-Looga-Gubay_howlgalka.jpg

Xilli ay sii kordhayaan weerarada mujaahidiinta ee ka socda gudaha dhulalka muslimiinta soomaalida NFD ayay dowladda Kenya walaac ballaaran ka muujinaysaa weeraradaas laayaanka ah ee ciidamadeed lagu dhiig bixinayo.

Dowlada Saliibiga Kenya ayaa qiratay in Khasaaro lixaad leh uu askarteeda kasoo gaaray weerar saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay dhulka NFD, Saraakiisha Booliska Kenya waxay si hordhac ah uxaqiijiyeen in Sideed askari oo booliis ah ay waxyeello culus kasoo gaartay qarax ay mujaahidiintu ku beegsadeen gawaari nooca qafilan ah oo marayay degaanka khorof xaraar ee Gobolka Wajeer. Sida ay soo tebisay warbaahinta maxalliga ah ee Kenya.

Sida lagu qoray qaar ka mid ah wargeysyada Kenya, Qarax ay ku sheegen miino dhulka lagu aasay ayaa haleeshay koox poliis ah oo ka koobnayd cutubyo ka tirsan waxa ay ugu yeeraan Kooxda Hawlgalada Gaarka ah (Special Operations Group) iyo Cutubka Ilaalada Xuduudaha. Qaraxaas oo burburiyay gaari gaashaaman ah oo ay saarnaayeen ciidanka la qarxiyay.

Sawirro lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay gaadiidka ay qaraxyado haleeleen oo isbarkan islamarkaana uu burbur xooggan gaaray, mid kamida sawirrada ayaa laga dheehan karay gaariga oo kala firiray sababa laxiriira awoodda qaraxa oo kala daadisay hab dhismeedka gaariga gaashaaman.

Gaadiidkan ay qaraxyada mujaahidiintu burburiyeen ayaa loo malaynayaa in dowladda Kenya ay kasoo iibsatay dalalka Shiinaha iyo Turkiga kuwaas oo horay wasaaradda difaaca Kenya ula galay qandaraasyo gaadiid gaashaaman looga iibinayo si ay ugu adeegsato dagaalka ka dhanka ah Mujaahidiinta.

Warbaahinta maxalliga ah ee Kenya sida joornaalada The Nation iyo The Standard oo inta badan qariya khasaaraha ka dhasha weerarada mujahidiintu ay ka fuliyaan gudaha kenya ayaa soo weriyey in weerarkani uu qayb ka yahay weerarro sii kordhaya oo lagu bartilmaameedsanayo ciidanka salibiiyinta kenya ee ku sugan xuduudda benaadka dhulka soomalidu degto ee NFD iyo jubooyinka.

Weerarkan ka dhacay degmada Qorof-xaraar ee gobolka wajeer ayay mujahidiintu waxay ku dileen 9 askari oo ciidinka salibiyiinta kenya ah kuna dhaawaceen 13 askari. mujahidinta ayaa sidoo kale weerarkaas ku gubay labo Gaari oo kala ah Taw iyo Kooyal.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-06-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-06-1446 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada