Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallada Ka Socda Koongo Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsatada Soomaalida.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallada Ka Socda Koongo Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsatada Soomaalida.

January 29, 2025

Dagaalka culus oo u dhexeeya kooxda fallaagada M23 iyo ciidamada dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa qal qal galiyay nolosha iyo ganacsiga magaalada Goma ee dhacda bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah Koongo .

Sida ay wararku sheegayaan colaadda ayaa gallaafatay nolosha inkabadan 100 qof iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 300 halka kumannaan qof, oo ay ku jiraan ganacsato Soomaaliyeed ay ku qasbanaadeen in ay guryahooda ku xanibmaan. Magaalada Gooma oo ah xarun ganacsi oo muhiim ah ayaa hadda wajahaysa xaalad bini’aadannimo oo aad u daran.

Boqolaal ganacsato soomaaliyeed ah ayaa ku go’doonsan xaafadaha isku raranka ah ee magaalada Gooma waxayna ka baqayaan in ladilo ama laxiro haddii ay banaanka usoo baxaan, dhammaan waddooyinka magaalada ayaa lagu arkayaa dagaalyahannada mucaaradka iyo ciidamada dowladda oo dagaallamaya.

Goob joogayaal ayaa sheegay in ay meydad farabadan daadsanyihiin waddooyinka islamarkaana ay isbitaalladu buuxsameen, mid kamida ganacsatada soomaalida ee bariga Koongo ayaa warbaahinta usheegay in ay hakad ku jiraan dhammaan xarumaha ganacsiga ayna ka baqayaan in hantidooda laboobo haddii ay dagaalladu sii socdaan.

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Goma ayaa si gaar ah u dareemaya saameynta dagaalka. Qaar badan ayaa lagu khasbay inay joojiyaan ganacsigooda oo ay gabaad galaan maadaama rabshaduhu sii xoogaysteen.

Magaalada Gooma waxaa ku nool bulsho yar oo Soomaaliyeed oo ka shaqeysa ganacsiga shidaalka iyo dhoofinta badeecadaha.
“Ganacsigeennu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga shidaalka, balse hadda wax walba waa joogsadeen,” ayuu yiri Zubeyr Xaaji , oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo la hadlay qar ka mid ah warbaahinta ku hadasha afka soomaaliga.

Wuxuu intaas ku daray in fallaagada M23 ay gudaha u galeen magaalada ka dib markii ay ciidanka koongo ay dib uga gurteen jiidda dagaalka, halka kuwo kale ay dagaal la galeen kooxdan. Inkastoo ganacsatadu ay wajahayaan dhibaatooyin badan hadane Zubeyr wuxuu xusay in aysan jirin wax weerar ah oo si gaar ah loola beegsaday dadka Soomaaliyeed.

Soomaalida ku dhaqan bariga dalka Koongo ayaa leh hanti lagu qiyaaso boqolaal Malyan oo dollar badankoodna waxay ka ganacsadaan shidaalka oo ay isaga kala gudbiyaan dalalka harooyinka afrika waxaase jira soomaali xoogsada oo shaqeysta dheemanta uu dalkani hodonka ku yahay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada