Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dab Ka Kacay Suuqa Labaad Ee Ugu Wayn Hargaysa.
  • Allposts
  • Warar

Dab Ka Kacay Suuqa Labaad Ee Ugu Wayn Hargaysa.

February 3, 2025

Dab xooggan oo khasaare hantiyeed oo baaxad leh geystay ayaa saqdii dhexe ee xalay ka kacay suuqa Gobonimo ee xaafadda Idaacadda oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaallada Hargeysa ee xarunta maamulka gobollada waqooyi ee la baxay Somaliland.

Dabkan ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay qaybo ka mida suuqaasi, waxaana damintiisa ka qayb-qaatay dadweynaha magaallada oo gurmad xooggan muujiyey.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in qoysas fara badan oo danyar ah oo suuqaasi ka ganacsan jiray kuna lahaa meherado yar yar, ay ka mid ahaayeen dadkii hantidoodu ku basbeeshay dabkaasi.

Suuqan oo dhabarka ku haya xayn-daabka idaacadda ku hadasha afka maamulka riddada Somaliland ayaan ilaa hadda la xaqiijin waxa dhaliyey dabkaasi, kaas oo demintiisu ay qaadatay muddo ku dhow saddex saacadood. Waxaanay wararku tibaaxayaan in suuqaasi aanu lahayn waddooyin ku filan oo laga fidin karo gurmadka deg-degga ah.

C/Raxmaan Muuse oo ka mid ah ganacsatada ay hantidoodii ku basbeeshay suuqan ayaa isagoo dul-taagan meheraddiisii oo holcaysa ka war-bixiyey baaxadda khasaare ee ka dhashay dabkaasi, waxaanu yiri:

Ganacsade kale oo lagu magacaabo Khadar oo isna warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in saddex meheradood oo uu lahaa ay ku shuf-beelleen dabkaasi xalay ka kacay suuqa Idaacadda ee magaallada Hargeysa.

Axmed Maxamed Sawaaxili oo ah taliyaha dab-demiska maamulka la baxay Somaliland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dabkaasi uu geystay khasaare baaxad leh, balse aanay jirin wax dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadweynaha, isagoo baaxadda dabkaasi ku qiyaasay inuu is-haystay ugu yaraan ilaa 1KM.

C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ah madaxa maamulka ridda Somaliland oo saaka gaaray suuqan xalay basbeelay ayaa sheegay in dabkani uu marar badan soo noqnoqday isla markaana burburiyey halbawlahayaashii dhaqaallaha.

Gubashada suuqyada waaweyn ee magaallooyinka Soomaaliyeed oo sannadihii u dambaysay aad u soo laalaabtay ayaan ilaa hadda la aqoonsan asbaabaha dhabta ah ee dabkaasi dhaliya.

Laba sano ka hor ayay ahayd markii sidan oo kale u gubtay suuqii ugu weynaa magaallada Hargeysa ee Waaheen, kaas oo hantidii ku basbeeshay lagu qiyaasey $ 1.5 Bilyan oo Doollar.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Weerar Isbaaro Lagu Beegsaday Oo Ka Dhacay Goof-gaduud Buurey.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-08-1446 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.

March 10, 2026
Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada