Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ingiriiska Oo Qaatay Go’aan La Mid Ah Kii Uu Trump Dhaqaalaha Uga Jartay Dalalka Dibadda.
  • Allposts
  • Warar

Ingiriiska Oo Qaatay Go’aan La Mid Ah Kii Uu Trump Dhaqaalaha Uga Jartay Dalalka Dibadda.

March 2, 2025

Dawladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay dhimayso miisaaniyadda dhaqaallihii kaga bixi jiray dibadda oo u badan dalalka dhaca qaaradda Afrika.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska, Keir Starmer (Kiyee Istaamar), ayaa maalmo ka hor shaaciyey inay hoos u dhigayaan lacagihii ay siin jireen dalalka dibadda, si loo kordhiyo kharashaadka difaaca 2.5% dakhliga qaranka marka la gaaro 2027.

Sidoo kale R/Wasaaruhu waxa uu xusay in koru-kaca kharashka difaaca lagu bixin doono 40% dhimista gunnooyinka dibadda, isla markaana 0.5% ilaa 0.3% laga jari doono wax-soo-saarka gudaha (GDP) marka la gaaro sanadka 2027.

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa sheegay in uusan ku faraxsanayn ku dhawaaqista lagu dhimayo lacagaha dibadda, balse tallaabadaasi ay noqotay mid looga maarmi waayay taageerada loo fidinayo Ukrain iyo guud ahaan ammaanka Yurub.

Keir Starmer (Kiyee Istaama), ayaa dhammaan xulafada Yurub ku boorriyey inay sare u qaadaan difaaca dalalka qaaradda Yurub, halka madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu dhawaan isna ka dhawaajiyey in reer Yurub ay diyaar u yihiin wax-ka-qabashada difaaca iyo ammaanka qaaraddooda.

Isbahaysiga in ka badan 100 hey’adood oo sheegta inay Sama-fal yihiin ayaa dhalleeceeyey go’aankan kasoo yeeray dawladda Ingiriiska, waxaanay yiraahdeen “Waa wax laga naxo in UK ay hadda ku socoto wadadii Mareykanka oo ay aqbashay doorashada beenta ah ee ah in la gooyo kaalmada UK ee horay u yaraatay si loogu maal-geliyo difaaca.”

Reer Yurub ayaa haatan u muuqda kuwo usoo iilanaya talooyinkii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo muddo dheer ka dalbanaayay hoggaamiyeyaasha Yurub inay awoodda saaraan kharashaadka ku baxa difaaca qaaraddooda.

Maraykanka ayaa Jannaayo 24, 2025 jaray dhaqaallihii kaga bixi jiray dalalka dibadda, tallaabadaas oo si weyn ay uga qaylo-dhaamiyeen dalal badan oo ku tiirsanaa dhaqaallahaasi oo ay ku jirto kooxda Riddada Soomaaliya.

Tallaabadan uu ingiriisku qaadayo ayaa adhax-jab kale ku noqonaysa maamullada daba-dhilifyada ah ee ka jira guud ahaan Soomaaliya, iyadoo bishii Maarso 2023, uu Ingiriisku joojiyay taageeradii uu siin jiray maleeshiyaadka RRU-da ee ashahaado-la-dirirka ee Somaliland.

Ingiriiska oo safka hore kaga jira Kuffaarta caalamka ee usoo tafaxaytay la-dagaallanka shareecada Islaamka ayaa maal-gelisa mashaariicda ashahaado-la-dirirnimo ee ka socda Soomaaliya. Waxaana ka mida lacagihii u dambeeyey ee ay bixisay £5 milyan oo Gini, una dhiganta qiyaastii 6.2 milyan oo Doollar oo sanadkii hore ee 2024 ay siisay maleeshiyaadka DF Somaliya.

Dalalka Gaallada caalamka ee muddada badan ku mashquulsanaa la-dagaallanka Islaamka iyo Muslimiinta, rafaad badanna ka haystay fuuq-bax millateri ayaa haatan wajahaya fuuq-bax dhaqaalle oo aad u daran, kadib markii ay ku ilko-beelleen duullaannadii ay kusoo qaadeen dalalka Islaamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-09-1446 Hijri.
Next: Dhagayso Darsiga 2-aad Kitaabka Aadaabul-mucallimiin Iyo Sh Cazaam Abuu Yaxya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.

March 4, 2026
Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada