Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta weerareen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta u tiillay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka, weerarka ayaana si gaar ah kaga dhacay isbaarada oo kutaal xaafadda Suuqa Xoolaha.
Howlgalkan barakaysan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay lagu dilay ugu yaraan laba askari oo murtadiin ah, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu weerarkan kusoo qaniimeysteen laba qori oo Ak47 ah.
Isla Baay, waxay ciidanka guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab howlgal qorsheysan oo qarax ah ka fuliyeen duleedka degmada Bardaale, waxaana howlgalkaasi qaraxa ah lala beegsaday ciidamo ka tirsan Kuffaarta xabashida Itoobiya.