Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xassan Gurguurte Oo Kusoo Hungoobay Safar Uu Ku Tagay Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Kusoo Hungoobay Safar Uu Ku Tagay Imaaraadka Carabta.

March 12, 2025

Dowladda Riddada ah ee isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay kulan magaallada Abu Dhabi ku dhex-maray madaxweynaha dalkaasi Maxamed bin Zayed Al Nahyan iyo madaxa kooxda Riddada Soomaaliya ee Xasan Gurguurte.

Kulankan oo madax kale oo dalkaasi ka tirsani ay ka qayb-galeen ayaa la sheegay in lagu gorfeeyey xoojinta xiriirka ka dhaxeeya maamullada Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo xoojinta horumarinta iskaashi ee labada dhinac, sida ay baahisay WAM oo ah wakaaladda wararka ee Imaaraadka Carabta.

WAM ayaa intaasi ku dartay in murtad Xasan Gurguurte uu dhankiisa ammaan iyo bogaadin kala dul-dhacay madaxda Imaaraadka, kuwaas oo dhawaan kula kacay bah-dil aad u foolxun kadib markii ay ka hor-joogsadeen shir ka dhacay Abu Dubay, isla markaana heer madaxweyne kaga qayb-geliyeen murtad C/Raxmaan-Cirro oo ah madaxa maamulka Riddada Somaliland.

Warka kasoo baxay Imaaraadka Carabta ayaa muujinaya in gabi ahaanba Xasan Gurguurte uu ku hungoobay safarkii uu ku tagay magaallada Abu Dubay, halkaas oo uu ka raadsaday taageerro millateri iyo mid dhaqaalle sida warar hoose oo soo baxay ay sheegayaan.

Xogta ayaa intaa ku daraysa in uu jiro fuuq-bax millateri iyo mid dhaqaalle oo aad u daran oo ay wajahayaan kooxda Riddada, kuwaas oo sida la sheegayo kaalmo lacageed iyo mid millateri dhawaan waydiistay dowladda Riddada ah ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Lacagaha ay kooxdani codsatay in Imaaraadku ka bixiyo ayaa waxaa ka mida ayaa la leeyahay dhaqaallihii uu Maraykanku ka goostay calooshood-u-shaqayaastayaasha Bangaraafta ee Danab iyo Kab loogu sameeyo Miisaaniyadda.

Codsiyadaasi ayaa lagu soo warramayaa in Imaaraadku gabi ahaanba uu ka gaabsaday oo aanu ka jawaabin, waana sababta keentay ayaa la yiri safarka deg-degga ah ee sida qarsoodiga ah uu ugu baxay Xasan Gurguurte. Kaas oo isaga laftarkiisana sida muuqata uu ku guul-darraystay isla markaana uu kala kulmay weji-gabax hor leh.

Waxyaabaha iftiiminaya in dawladda Imaaraadku aanay danaynayn la-kulanka Gurguurte ayaa waxaa ka mida hab-maamuuska loo sameeyey oo aad uga liita kuwii hore, sida laga dheehan karo sawirro ay baahisay wakaaladda wararka ee Imaaraadka Carabta.

Qaylo-dhaanta kooxda Riddada ayaa si gaar ah salka ugu haysa jabka xooggan ee usbuucyadan u dambeeyey ay kala kulmayeen furimaha dagaalka ee Shabeellaha dhexe, halkaas oo muaahidiintu ay muddo yar oo kooban kula wareegeen deggaano fara badan oo ka tirsan Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -12-09-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-09-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri

March 4, 2026
Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada