Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shirkii Uganda Oo Natiijo La’aan Ku Idlaaday Iyo Gurguurte Oo Awaamiir La Dul-dhigay.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Uganda Oo Natiijo La’aan Ku Idlaaday Iyo Gurguurte Oo Awaamiir La Dul-dhigay.

April 26, 2025

Shir looga hadlayay dhaqaalo la’aanta soo wajahday hawl-galka AUSSOM oo muddo labo cisho ah ka socday dalka Uganda ayaa jimcihii shalay lasoo gunaanaday iyadoo wax natiijo ah oo la taaban karo oo kasoo baxay aanu jirin.

Kulankan oo ay isugu yimaadeen dalalka ay ciidamadoodu duullaanka saliibiga ah ku joogaan dalka Soomaaliya ayaa lagu gorfeeyey sidii looga bixi lahaa caqabadaha ku hor gudban hawl-galka shaatiga cusub loo soo xiray ee loola baxay AUSSOM.

Khudbadihii ugu muhiimsanaa ee goobtaasi laga jeediyey ayaa lagu iftiimiyey xaaladda qalafsan ee ay wajahayaan calooshood-u-shaqaystayaashii Afrikaanta ee lagu soo daad-gureeyey Soomaaliya iyo werwerka dhaqaale ee soo food-saaray iyo weliba natiijo la’aanta ay ka joogaan dhaqaallihii faraha badnaa ee horey loogu baxshay.

Xoghayaha Fulinta IGAD ayaa halkaasi ka sheegay in kulankani uu kusoo beegmay xilli ammaanka gobolka uu wajahayo imtixaankiisii ugu adkaa muddo tobanaan sano ah, isla markaana ay aad uga welwelsan yihiin jabka ciidamadooda kasoo gaaaray Soomaaliya.

“Weerarrada Al-Shabaab ay fuliyeen bilahan u horreeyey sannnadkan 2025, waxay wiiqeen wixii aan si wada-jir ah u dhisnay…” ayuu yiri xoghayaha fulinta IGAD, isagoo intaa sii raaciyey in hawl-galladani ay imanayaan xilli ay gabaabsi tahay sahayda ciidamada midowga Afrika.

Talooyin dhowr ah oo shirkaasi laga soo jeediyey ayaa waxaa ka mid ahaa in tirada ciidamada AUSSOM lagu kordhiyo 8000 oo askari iyo in loo hawl-galo sidii dhaqaale loogu ururin lahaa howlgalka cusub loona xoojin lahaa tababaridda maleeshiyaadka Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee kooxda ridada C/Raxmaan Caynte oo ka mid ahaa weftigii shirkan ka qayb-galay ayaa rajo-beel ka muujiyey joogista ciidamada Afrikaanta oo uu sheegay in aanay qaban karin wixii ay qaban waayeen 18-kii sano ee ay dalka joogeen.

Geesta kalena Caynte waxa uu quus ku tilmaamay wax-qabadka maleeshiyaadka riddada Somaliya maadaama ayuu yiri muddadaasi 18-ka sano ah la tababaray maleeshiyaad kor u dhaafaya 100, 000 (Boqol Kun) oo askari, laguna baxshay balaayiin Dollar, balse wixii oo dhami ay kusoo idlaadeen hal bacaad lagu lisay.

Shirkan oo u muuqda mid dhicisoobay ayaa lagu soo warramayaa in madaxdii Afrikaanta ee isugu timid ay canaan kala dul-dhaceen Xasan Gurguurte, madaxa kooxda riddada Soomaaliya. Waxaana si aan gabasho laheyn loogu sheegay in 2 bilood gudahood uu kula heshiiyo siyaasiyiinta mucaaradsan.

Baadariga hor-joogaha ka ah dalka Uganda Yuweri Musafani ayaa loo doortay in uu dhexdhexaadiyo khilaafaadka ka dhex jira kooxda riddada Somaaliya isla markaana uu kormeere ka noqdo isku xirka dalalka ay ciidamadoodu duullaanka saliibiga ah ku joogaan dalka Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku celisay isla markaana sheegtay in aysan taageeri doonin howlgalka AUSSOM, iyadoo tilmaantay inay quus ka joogto sidii ay dalka Soomaaliya uga hir-gelin lahayd ku dhaqanka qawaaniinta gaallada.

William Pope oo ah safiirka Mareykanka ee Uganda ayaa sheegay in Mareykanku aanu diyaar u aheyn in uu taageero howl-galka AUSSOM, maadaama Soomaaliya aanay haatan joogin marxalad keeni karta ayuu yiri in dalka laga hir-geliyo qaraarka Golaha Ammaanka ee lagu dhisay howl-galka AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-10-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-10-1446 Hijri.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada