Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qoysas Sahaayino Ah Oo Barakacay kaddib Dabeylo Dab Ah Oo Ku Dhuftay Guryahooda.
  • Allposts
  • Warar

Qoysas Sahaayino Ah Oo Barakacay kaddib Dabeylo Dab Ah Oo Ku Dhuftay Guryahooda.

May 1, 2025

Indhaha caalamka ayaa kusii jeeda deegaannada xoogga loogu deegaameeyay dadka sahaayinada ah ee kuyaal magaalada Qudus ee dhulka Falastiin, halkaas oo ay ka billaabatay dabaylo dab ah oo si fudud ku faafaya.

Dabka oo ah mid saf ballaaran ku socda ayaa ka billowday meel u dhow tuulada Waxat Al-salaam ee buuraha magaalada Qudus ee maamulka Yahuuddu xoogga ku haysto, sawirro iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay sida fudud ee uu dabku u faafayo.

Maamulka gumeystaha ayaa kooxihiisa dab damiska ku daadgureeyay aagga ay kusii socdaan mowjadahan dabka ee ay hurinayso dabeysha xooggan, waxayna kooxahaasi noqdeen kuwa ku guuldarraystay inay hor istaagaan dabkan oo ah mid si xowli ah ku socda dhul ballaarana sii jaraya.

Wargayska Yadiicoot Axranood ee Yahuuddu leedahay ayaa baahiyay in maamulka gumeystaha uu kaalmo deg deg ah weydiisatay dalal dhowr ah oo ay ka mid yihiin Giriigga, Talyaaniga, Qubrus, Karawaatiya iyo Bulgaria..

Waxaa wax aad loola yaabay noqday in maamulka maqaar-saarka u ah Yahuudda ee Maxamuud Cabaas uu ku dhawaaqay in uu ka jawaabayo caawimaadda uu dowladaha kale waysdiistay maamulka Yahuudda, balse maamulka Netanyahu ayaa ka aamusay gurmadka uu sheegay in uu diyaar la’yahay maamulka uu hoggaamiyo Abuu Maazin.

Yahuudda oo jiha-wareersan dabkan ayaa sheegtay in dabka uu yahay mid ay ka dambeeyeen dadka falastiiniyiinta ah, wasiirka xagjirka ah ee maamulka sahaayinada ugu magacaaban ammaanka ninka lagu magacaabo Itmar Bin Ghafiir ayaa sheegay in uu la xisaabtami doono dadka ka dambeeyay in dabka kaco oo uu ula jeedo Falastiiniyiinta.

Waxaa baraha bulshadu ku wada xiriirto aad u qabsaday sawirro laga soo qaaday qoysas badan oo Sahaayino ah, kuwaas oo ka barakacaya deegaannada uu ku dhowyahay dabka ee horay sida qasabka ah loogu deegaameeyay.

Dadka ka warceliyay waxaa ka mid ah Sheekh kasoo jeeda magaalada sugnaanta sugnaanta ee Gaza, kaas oo bartiisa soo dhigay Yahuuddii xoogga lagu dajiyay magaalada Qudus oo barakac ah, wuxuuna yiri” Barakaca Israa’iil, Allahayow u siyaadi.

Kumannaan muslimiin ah ayaa Allaah uga mahaceliyay in uu maanta soo gaarsiiyay inay arkaan Sahaayinadii gubtay Gaza, dishay caruurta iyo haweenka, burburisay guryaha dadka rayidka ah oo maanta iyaga ah barakac jidadka taagan, gaalada caalamkana kaalmo waydiisanaya.

Maamulka Yahuudda ayaa ku dhawaaqay in uu wajahayo xaaladdii ugu sarreysay, waxay sheegeen inay howlgaliyeen 19 kooxood oo dab-damis ah iyo 13 diyaaradood, kuwaas oo loo diray aaggaga uu dabku ku fidayo, balse aysan wax natiijo ah keenin.

Ciidanka dabdamiska Yahuudda ayaa la arkayay iyaga oo qoysas badan oo Sahaayino ah ka daabulaya goobaha uu dabku ku dhow yahay, waxaa sidoo kale dabka socda uu gubay gaadiid badan oo ku sugnaa jidka isku xira Qudus iyo Tal’abiib oo Yahuuddu xoogga ku haysato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-11-1446-Hijri.
Next: Dhagayso Andalus Podcast: Sh Muuse Caraale Iyo Baraarugii Islaamiga Ee Ka Dhanka Ahaa dowladdii kacaanka.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada