Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wefdi Ka Socda Maamulka Yahuudda Oo Addis Ababa Kula Kulmay Abiy Axmed.
  • Allposts
  • Warar

Wefdi Ka Socda Maamulka Yahuudda Oo Addis Ababa Kula Kulmay Abiy Axmed.

May 6, 2025

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Yahuudda, gaalka lagu magacaabo Gideon Sa’ar ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta dawladda saliibiyada Itoobiya.

Wefdigan ayaa ujeedka socdaalkooda lagu sheegay xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeyey dawladda saliibiyada Itoobiya iyo maamulka Sahaayuuniyada, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa bartiisa X, ku sheegay in isniintii shalay uu wada-hadal wax-ku-ool ah oo ku saabsan xiriirka laba geesoodka ah uu la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Yahuudda, Gideon Sa’ar.

“Waxaan sii wadaynaa wadaagga xiriir soo jireen ah oo ku salaysan xididdo taariikhi ah iyo xiriiro hore…” ayuu yiri Abiy Axmed, oo sidoo kale xusay in maamulka Yahuudda ay iska kaashan doonaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo diblomaasiyadda.

Wasiirka arrimaha dibadda Yahuudda ayaa sidoo kale kulan uu la qaatay dhiggiisa Itoobiya, Gedion Timothewos, lagu gorfeeyey sidii ay iskaga kaashan lahaayeen danaha wadaagga ah ee gobolka oo ay ka mid yihiin ammaanka, caafimaadka, waxbarashada, iyo tignoolajiyada, sida ay sheegtay wasaaradda khaarajiga Itoobiya.

Wasiirka arimaha dibada Itoobiya ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay waxa uu ugu yeeray argagixisada oo u sheegay in labadooda dhinacba ay khatar ku tahay, isaga oo tilmaamay sida ay Itoobiya uga go’an tahay xoojinta iskaashiga dhinaca ammaanka ee ay la leeyihiin Yahuudda.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Sahaayuuniyada ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay “saaxiib muhiim ah oo Yahuuddu ay leedahay, isagoo booqashadiisana ku sifeeyey mid hormuud ka ah bar-bilawga hawl-gelinta Yahuudda ee qaaradda Afrika.

Booqashadan ayaa imanaysa maalin uun kadib markii machad Yahuuddu ay leedahay oo la yiraa Jerusalem Center for Security and Foreign Affairs uu sheegay in khatar weyn ay kusoo fool leedahay Itoobiya maaddaama ayuu yiri Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in ay la wareegaan Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada