Deegaanka Nuungare ee dhaca duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, waxaa weerar habeen dheelmad ah oo dad shacab ah lagu dhibaateeyay ka geystay maleeshiyaadka murtadiinta Danab oo ah maleeshiyaad si gaar ah u hoostaga dowladda saliibiyadda Maraykanka.
Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in maleeshiyada murtadiinta ah ee Danab ay halkaasi ku dhaawaceen wiil dhowr bilood jir ah iyo hooyadii dhashey, halka ay afduubteen dad shacab ah.
Halkan ka dhagayso codka mid ka mid ah dadka deegaanka.