Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladaha Kuffaarta Afrikaanta Oo Dalbaday In Laga Bixiyo Ku Dhawaad 100 Milyan Dollar Oo Dayn Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dowladaha Kuffaarta Afrikaanta Oo Dalbaday In Laga Bixiyo Ku Dhawaad 100 Milyan Dollar Oo Dayn Ah.

May 25, 2025

Xilli gaalada caalamku ku fashilantay inay maalgeliso isbahaysiga ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee loo bixiyay AUSSOM, ayay dowladaha Afrikaanta ah ee ciidamadoodu duullaanka saliibiga ah ku joogaan Soomaaliya dalbanayaan bixinta lacago malaayiin Dollar oo uu dayn ahaan u qaatay taliska ciidankaas.

Warbixino soo baxaya ayaa sheegaya in dowladaha ku bohoobay isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ay codsadeen in la bixiyo lacag dhan $93.8 milyan, taasi oo ah lacag dayn ah oo lagu leeyahay taliskii hore ee Atmis, lacagahaas oo la sheegay in lagu bixiyay mushaaraadka iyo kharashaadka kale ee ciidankaasi kuffaarta ah.

Dowladahan loo yaqaan (Troop Contributing Countries), loona soo gaabiyo TCC oo markii hore sugayay in maalgelin rasmi ah loo helo isbahaysiga (Aussom), ayaa imika muujiyay niyad jab xooggan, waxayna kusoo uruureen kaliya inay codsadaan bixinta lacagaha daynta ah ee lagu leeyahay Atmis, oo ah magaca laga guuray ee isbahaysigan.

Waxay gaalada caalamka uga digeen in lacagaha daymaha ah ee is biirsaday ay khatar gelinayaan joogitaanka ciidamadooda ku sugan gudaha Soomaaliya iyo howlgelinta isbahaysiga cusub ee AUSSOM, maadaama aan maalgelin loo helin howlgalka cusub, halka weli lagu leeyahay ku dhawaad $100 milyan, oo ah daynta howlgalkii hore ee Atmis.

Warbixinnadu waxay sheegayaan in lacagaha lagu leeyahay isbahaysigan oo ka kooban $93.8 milyan oo Dollar Atmis lagu yeeshay intii u dhaxayso 2022, ilaa 2024, waxayna lacagaha ukala qaateen $34.5 milyan oo lagu leeyahay Uganda, Kenya oo lagu leeyahay lacag dhan $15.7 milyan, Itoobiya oo ay ku maqan tahay lacag dayn ah oo dhan $17.2 milyan, Burundi oo isticmaashay dayn dhan $18.1 milyan iyo dowladda Riddada Jabuuti oo ay ku baxday $8.3 milyan.

Wararku waxay intaas ku darayaan in lacagaha daymaha si wayn looga doodi doono shir ka dhici doono caasimadda dalka Qadar ee Dooxa oo isaga laftiisa aan rajo badan laga qabin, waxayna khubaro dhanka amaanka ah sheegeen in deymahan isbiirsaday ay saameyn wayn ku yeesheen howlgalka ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee Somalia.

Waxay tani kusoo beegmaysaa, xilli dhowaan uu fashilmay shir udhaxeeyay golaha ammaanka ee gaalada midowday, kaasi oo la doonayay in lagu xalliyo kala aragti duwanaanta ku aaddan maalgelinta isbahaysiga cusub ee AUSSOM, balse waxay natiijadu noqotay in la isku fahmi waayo dhaqaalaha ku baxaya isbahaysigaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-11-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada