Si heer sare ah ayaa maanta looga ciiday degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, fagaareyaal waawayn oo si gaar loogu diyaariyay in lagu oogo salaadda ciidda ayay dadku isugu soo baxeen, si ay halkaas ugu muujiyaan shacaa’irta islaamka.
Goobaha maanta sida wayn looga dabaal-degay maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul-adxaa, waxaa ka mid ah deegaanka Kuunyarrow ee wilaayada Sh/hoose iyo degmooyinka Buul0-fulaay oo ka tirsan wilaayada islaamiga Baay, Rabdhuurre iyo Tiyeeglow oo iyagana ka tirsan wilaayada Bakool.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Kuunya-barrow.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Awdheegle.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Buulo-fullaay.
Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Rabdhuurre.
Hoos Ka Eeg Sida Looga Ciiday Degmada Tiyeeglow.