Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Africom Oo Sheegay Inay U Caalwaayeen Xakameynta Awoodda Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Taliska Africom Oo Sheegay Inay U Caalwaayeen Xakameynta Awoodda Mujaahidiinta.

June 12, 2025

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Afrika Gen. Michael E. Langley, ayaa Talaadadii lasoo dhaafay warbixin uu siiyey guddiga adeegga ciidamada ee Aqalka Wakiilada ee dalka Maraykanka ku sheegay in dagaalka adag ee ay kaga jiraan Geeska Afrika aanu haba yaraatee wax isbedel ah ku keenin awoodda sii bullaalaysa ee Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab.

Gen. Langley waxa uu si cad uga dhawaajiyey in geesiyada Tawxiidka ee Bariga Afrika ay marba marka ka dambaysa kusii tallaabsanayaan horumar baaxad leh, isla markaana ay isku sii fidinayaan dhul hor leh, iyagoo si buuxda isu diyaariyey isla markaana qoranaya ayuu yiri dhalinyaro jihaad-doon ah oo aad u fara badan kuna qulqulaysa deggaannada ay maamulaan.

Waxa uu gaalkani walaac xooggan ka muujiyey awoodda sii bullaalaysa ee geesiyada Tawxiidka, waxaanu xusay in Mijaahidiinta Al-Shabaab ay yihiin mid ka mida xarakooyinka ugu khatarsan adduunka ee Allaah fadligiis, gaallada caalamku ay faraha kaga gubateen, loodintiisana ay ka rajo-dhigeen.

Warbixinta uu Michael Langley ka hor-jeediyey Aqalka Wakiillada, ayuu sidoo kale kusoo hadal-qaaday hawl-gallada sii xoogaysanaya ee geesiyada Tawxiidka, waxaanu qiray in mujaahidiintu ay dardar geliyeen weerarrada ay ku hayaan shaqaalaha hey’adaha iyo xarumaha Maraykanka ee Soomaaliya.

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee taliska AFRICOM waxa kale oo uu carrabaabay in mujaahidiinta Al-Shabaab ay haystaan khayraad aad u fara badan isla markaana ay si xor ah uga hawl-galaan gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo haatanna isu diyaariyey ayuu yiri inay xaqiijiyeen guullo hor leh.

Hadalka kasoo yeeray mas’uulka ugu sarreeya ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa aad ukhilaafsan sheegashooyinkii afka baarkiisa ahaa ee ka imaanayay madaxda kooxda Riddada kuwaas oo ku hadaaqi jiray in ay soo afjarayaan mujaahidiinta, balse murtadiinta ayaa fadeexadoobay lagasoo bilaabo bishii shacbaan ee lasoo dhaafay kolkaas oo geesiyaasha Towxiidka ay guluf dagaaleed ku furteen magaalooyin iyo deegaanno katirsan wilaayaasha labada shabeelle iyo Hiiraan welina waxay mujaahidiintu taqadum ka wadaan meelo ku dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Saddex Sano Kadib Halkee Ku Biyo Shubtay Gulufkii Gurguurte?.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-12-1446 Hijri.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri

June 11, 2026
Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada