Sh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada islaamiga Hiiraan, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga Al-andalus kaga warbixiyay weerarkii cagmarinta ee ay ciidamada mujaahidiintu maanta ku beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Ceel-qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan.
Howlgalkan waxaa Allaah fadligiis lagu dilay 33 murtad, halka dhaawacana uu gaarayo 39 kale, waaliga ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, goobihii lagu dagaallamayna ay ku suganyihiin ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga WI Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.