Mu’assasada Al-kataaib ayaa goordhow faafisay sawirrada sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceel-qooxle ee ka tirsan bariga wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya, halkaas oo maalin ka hor ay isaga carareen maleeshiyaadka murtadiinta.
Sawiraddu waxay ka koobanyihiin12 sawir, waxaana kasoo muuqanaya ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin oo Raayada Towxiidka ka qotomiyay deegaanka, waxayna ciidamada mujaahidiintu roondooyin ka sameeyeen deegaanka Ceel-qooxle.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.