Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Murtazaqada Maraykanka Ee Danab Oo Qoys Soomaaliyeed Ku Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Murtazaqada Maraykanka Ee Danab Oo Qoys Soomaaliyeed Ku Laayay Duleedka Afgooye.

July 1, 2025

Maleeshiyaadka Riddada ee murtazaqada Maraykanka ee Danab ayaa xalay tuulada Yuumbis ee hoostagta deegaanka Sabiib ee wilaayada Sh/hoose waxay ku dileen qoys isugi jiray aabaha iyo hooyada reerka iyo caruurtii ay dhaleen.

Dadka shacabka ah ee maleeshiyada murtadiintu dileen ayaa gaaraya 5 qof, oo afar ka mid ah ay isku qoys ahaayeen, halka qofka shanaadna uu ahaa nin marti u ahaa qoyska, waxaa sidoo kale weerarkan ay ku dhaawaceen murtadiinta 1 wiil oo ka mid ahaa caruurta qoyskaasi.

Waxaanu helnay magacyada dadka shacabka ah ee ay laayeen murtadiinta, Aabaha qoyska ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Siidow Abiikar, hooyada qoyskana waxaa la oran jiray Xaliimo Axmed Abiikar, Maryamo Cabdullaahi Siidow oo kamid ahayd caruurta qoyskaasi waxayna ahayd 5 sano jir,Jamaal Cabdullaahi Siidow wuxuu ka mid ahaa caruurta qoyskaasi wuxuuna jiray 7 sano, Xasan Dhigaal Maamow oo ahaa nin qoyska marti u ahaa isagana cadowga ayaa dilay, waxay sidoo kale murtadiinta dhaawac garaab ah u geysteen Salmaan Cabdullaahi Siidow, oo 10 sano jir ahaa, caruurta qoyskaasina ka tirsanaa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-01-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-01-1447 Hijri.

July 10, 2025
Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Museveni Usoo Jeediyay In Ciidankiisa Laga Saaro Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Museveni Usoo Jeediyay In Ciidankiisa Laga Saaro Somalia.

July 10, 2025
Dhagayso Andalus Podcast: Barashada Cilmiga Sharciga Iyo Ustaad Abuu Muxammad.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Barashada Cilmiga Sharciga Iyo Ustaad Abuu Muxammad.

July 10, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada