Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Qorshe Halis Ah Oo Ay Kusoo Gaaraan Badda Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Qorshe Halis Ah Oo Ay Kusoo Gaaraan Badda Somalia.

July 19, 2025

Iyadoo damaca badeed ee Itoobiya uu marba marka ka dambaysa sii laba-laxaadsanayo ayaa mas’uuliyiin ka socda dowladda Saliibiyada Itoobiya ay gudaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka shaaciyeen fulinta heshiisyo ka dhan ah Badda Soomaaliya oo ay la saxiixdeen madaxa kooxda Villa Somaliya Murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

Saraakiil ka socoty dowladda Xabashida Itoobiya ayaa soo bandhigay qorshaha shirqool ka dhan ah ummadda Soomaaliyeed oo ay la saxiixdeen murtad Gurguurte, kaas oo ay ka sheegeen shir muddo dhowr cisho ah ka socday caasimadda Muqdisho oo ay kasoo qayb-galeen isbahaysi gaalleed loogu magac-daray Ciidanka Heeganka Bariga Afrika oo magaciisa loosoo gaabiyo (EASF).

Kulankii dhacay khamiistii lasoo dhaafaya ayaa lagu soo warramayaa in mas’uuliyiintii ka socotay dowladda Xabashida Itoobiya ay kaga dhawaaqeen in cutubyada ugu horreeya ciidankooda ee qaybta ka ah hawl-galka AUSSOM ay noqon doonaan kuwa badda, isla markaana ay diyaariyeen maraakiib, doonyo dheereeya iyo guud ahaan agabkii ay ciidankaasi ku hawl-geli lahaayeen.

Sida ay wararku tibaaxayaan saraakiisha ka socotay dowladda Xabashida Itoobiya ayaa madashaasi si aan gebasho lahayn oo kalsooniya ugu soo bandhigay heshiis ay kooxda Gurguurte iyo maamulka Abiy Axmed ku kala saxiixdeen Addis Ababa markii la qeybinayay saamiga ciidan ee isbahaysiga AUSSOM.

Heshiiskan ay kooxda Villa Somaliya ka qarisay ummadda Soomaaliyeed ayay saraakiisha Itoobiyaanku bannaanka keeneen, waxaanay sheegeen in kooxda riddada Somaliya ay u ogolaatay in ciidamada Itoobiya ee ka qayb-qaadanaya hawl-gallka AUSSOM ay qayb ka noqdaan ciidamada Badda ee Itoobiya.

Shirkan ka qabsoomay Muqdisho ee Xabashida Itoobiya ay ka caddeeyeen badheedhahooda oo gunaanadkiisu ku astaysan yahay maanta oo Sabtiya, ayaan ilaa hadda aanay ka hadal kooxda riddada Soomaaliya, taas bedelkeedana waxay wefti u dirtay Addis Ababa, kuwaas oo qayb ka ah shir looga hadlayo wax lagu sheegay “Dib u eegista dhexe ee golaha wasiiradda Itoobiya iyo Soomaaliya”, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya.

Shirkan oo jimcihii shalay ka furmay hoteelka Hilton ee Addis Ababa ayaa xubnihii halkaasi ka hadlay ee kala metelayay dowladda Xabashida Itoobiya iyo kooxda riddada Somaliya ay si isku mid ah carrabka ugu dhufteen in muhimadda shirku ay tahay xoojinta xiriirka labada dhinac, iyadoo kooxda riddadu ay si weyn ugu nuuxnuuxsatay in kulankani uu muhimad gaar ah siinayo wax-ka-qabashada arrimaha amniga iyo ballaarinta iskaashiga ee labada dhinac.

Shirarkan dhagaraysan ee ka socda Muqdisho iyo Addis Ababa ayaa dhammaantood gogol-xaar u ah sidii dowladda Xabashida Itoobiya u hir-gelin lahayd damaceedii ay ku rabtay inay ku xayuubsato qaybo ka mida Badda Soomaaliya, kadib markii heshiisyo xaaraan ah ay la saxiixatay madaxii hore ee maamulka Somaliland Murtad Muuse Biixi Cabdi iyo madaxa kooxda Villa Somaliya Murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-01-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-01-1447 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada