Howlgal qorsheysan oo qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ay maanta ka fuliyeen afaafka hore ee xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ee degmada Afmadoow ee Jubbada hoose ayaa lagu khaarajiyay sarkaal ciidan oo ka tirsan kuffaarta.
Sarkaalka oo ka tirsanaa ciidamada kuffaarta Kenya ee duullaanka saliibiga ah ku jooga degmada Afmadoow ayaa ahaa taliye Unug, waana mid ka mid ah howlgallada millatari ee ciidamada mujaahidiintu ku ugaarsanayaan saraakiisha iyo ciidanka saliibiyiinta Kenya.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen goob ay ku sugnaayeen maleeshiyada Riddada oo ku taal gudaha degmada Diinsoor, khasaare soo gaaray murtadiinta ayaa jira.