Ciidamada mujaahidiinta ayaa caawa ilaa laba qarax ku beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyo murtadiin ah oo kutaal gudaha magaalada Baydhaba.
Dhaawaca murtadiinta waa 3 xubnood oo laba ka mid ah ay askar yihiin, halka midka 3-aad na uu yahay xildhibaan ka tirsan maamulka Riddada Koonfur-galbeed oo lagu magacaabo Axmed Tuke.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu kammiin u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah oo marayay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkaasi ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Sidoo kale, ciidamada mujaahidiintu waxay caawa qarax la beegsadeen Bar-control oo maleeshiyada Riddada ay ku leeyihiin agagaarka xarunta Wazaaradda gaashaandhigga murtadiinta ee magaalada Muqdisho, Khasaara Riddada soo gaaray ayaa jira.