Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 27 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo uu hore u tiriyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid, gabayganna abwaanku wuxu tiriyay markii ciidamada mujaahidiinta Alshabaab ay weerar guulaystay ay ka fuliyeen gudaha Kenya, gaar ahaan meesha lagu magacaabo Westgate. kusoo dhawaada Gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 27,aad)